header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031




October 24, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Oct 24,2024

Ra'isal Wasaare Geeddi oo Adis Ababa uga dhawaaqi doono inuu is casilay.


Ra'isal wasaaraha xakuumada KMG ah Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta safar degdeg ah ugu ambabaxay magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Ra'isal wasaaraha ayaa diyaarad ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 24,2024

Dhaq dhaqaaqa Hubeysan ee Al Shabaab oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ciidamada Uganda.


Dhaq dhaqaaqa hubeysan ee Al Shabaab ee ka dagaalama gudaha dalka Somaliya ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgalaya ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 24,2024

Sacuudiga Oo dhaxdhaxaadiyay Col. Yuusuf & Geedi Oo Khilaafkoodu Uu Halkaa Markii Horaba Kasoo Unkamay.


JIDDAH (Boondheere.com) - Dowladda Sacuudiga, ayaa la shaaciyey inay dadaal ballaaran ugu jirto sidii ay u dhexdhexaadin lahayd Hoggaamiyaasha Sare ee Dowladda KMG, gaar ahaan ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 24,2024

Dekadda Muqdisho oo xalay Madaafiic lala beegsaday aya saaka howlaheda shaqo ay caadi ku soo laabten


Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho oo xalay lagu weerary hoobiyayaal ayaa imminka howlaheeda shaqo si caadi ah u socdaan mana jiraan wax saameyn ah oo ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 24,2024

RW. Geedi Mas'uul Lacago fara badan ku Takri falay Sadexdii Sano ee uu Hogaaminayo Xukuumada ( Aqri Warbixino ay Wakaaladaha Caalamka ka Qoreen Geedi).


LONDON - Cali Max'ed Geedi oo ah Ra'isal Wasaaraha DFS xiligaan ayaa waxaa ku furmay Mowjado dabeylo Siyaasadeed wataa oo ay Xildhibaanada kaga soo horjeedaan ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 24,2024

Prof. Cali Geedi oo ka dagay Addis-Abeba


Ra`iisal wasaaraha dowladda ku meel gaarka Somaliya prof. Cali Maxmed Geedi ayaa la sheegay in si lama filaan ah uu saakay barqadii uga dagay magaalo ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 24,2024

weerar lagu qaaday Hotel Xamdi oo ay ku sugnaayeen wefdi Somaliland ka yimid


ilaa saddex qarax iyo rasasa xoogan ayaa xalay laga maqlayay Hotel Xamdi ee magaalada Laascaanood oo ay degan yihiin wefdi ka yimmid Hargeysa Kooxa dhalin ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 24,2024

Qarax Miino oo saakay ka dhacay inta u dhaxeeya Hotel Kaah iyo Isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho oo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan.


Qarax aad u xoogan oo sida la qiyaasay ka dhashay Miino wadada lagu aasay ayaa saakay waxa uu ku qarxay gaari BL ah oo marayayinta ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author