header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31



WidgetBucks - Trend Watch - WidgetBucks.com
Somali BBC
Somali Linkz

Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Dagaal xooggan oo ciidamada Itoobiya iyoxoogagga ka horjeeda ku dhexmaraya wadada Warshadaha

Your Ad Here

By Ahmed Aden Ibrahim on December 17,2024

Dagaal xooggan oo u dhexeeya xoogagga hubeysan ee ka horjeeda joogitaanka ciidamada Itoobiya ayaa ka socda inta u dhexdeya warshadda Cococola illaa saraha ceymiska halkaas oo saldhigyuo ay ka dhigteen ciidamada Itoobiya.

Dagaal fool ka fool ah oo aad u xooggan ayaa halkaasi ka qarxay, waxaana wararka laga helayo deegaanadaas ay sheegayaan in ciidamada Itoobiya ay bilaabeen in ay madaafiic ku xasuuqaan shacabka ku dhaqan deegaano ku yaala degmada Hurwaa ee magaalada Muqdisho

Weli ma cadda khasaaraha ay madaafiicda ciidamada Itoobiya ku xasuuqayaan deegaanadaas ay geysteen, waxaase jira dad dhaawac ah oo la gaarsiiyey goobaha caafimaadsida isbitaalada Madiina iyo Keysaneey.

Dagaalada hadda dhacaya ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xiili ay xoogagga ka horjeeda ciidamada Itoobiya weerarojoogtoah ay ku qaadayaan saldhigyada ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya.

Xafiiska wararka
Muqdisho Somalia.


118 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 7 votes)
Comments (0 posted)
Your Ad Here
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author