header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31




December 26, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 26,2024

Dagaal ciidamada Itoobiya iyo xoogagga muqaawamadaku dhexmaraya deegaanaka Suuqa-xoolaha ee degmada Hurwaa.


Xoogagg muqaawamada ayaa weerar ku qaaday ciidamo Itoobiyaan ah oo doonayey in ay isku fidiyaan deegaanka Suuqa-xoolaha eedegmada hurwaa, xilli ciidamada Itoobiya ee saldhigga ku ... [full story]


By Anwar Thabit on Dec 26,2024

Wararkii Ugu danbeeyay ee Sarkaalkii Itoobiyaanka isku soo dhiibay Wax iska Caabinta Somaliyeed.


Warar dheeri ah oo kasoo baxaya Sarkaal la sheegay maanta in uu isku soo dhiibay Kooxaha ka dagaalamaya Muqdisho ayaa sheegaya in uu diinta Islaamka ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 26,2024

Maamulka gobolka Banaadir oo albaabada u laabay idaacadda Somaliweyn ee magaalada Muqdisho


Maamulka gobolka Banadir ayaa albaabada u laabay idaacadda Somaliweyn kadib markii ciidamo ka tirsan maamulka gobolka ay ku amreen shaqaalaha idaacadda in ay idaacadda baqtiyaan ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 26,2024

Kooxo aad u hubeysan oo magaalada Boosaaso ku afduubtay Labo kamid shaqaalaha hay'adda MSF Spain


Labo kamid ah shaqaalaha ha'adda MSF Spain ayaa wax yar ka hor laga afduubtay bartamaha magaalada Boosaaso, xilli ay ku sii jeedeen xaromhooda shaqo ee ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 26,2024

Xubnaha maamulka gobolka Hiiraan oo khilaafkii ugu xooganaa ka dhex aloosan yahay


Khilaafkii aad u xooggan ayaa ka dhex aloosan madaxda gobolka Hiiraa, gaar ahaan guddoomiyaha gobolka Yuusuf Dabageed iyo qaar kamid ah madaxda gobolka sida Cilmi ... [full story]



Your Ad Here
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author