header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31




December 25, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Anwar Thabit on Dec 25,2024

Wiil uu dhalay General Ibraahim Gaabow oo ka hadlay qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Baydhabo.


C/Razaaq Ibraahim Xaashi Gaabow oo ah wiil uu dhalay Kusimaha Gudoomiyaha Bay ee xalay gurigiisii la weeraray ayaa ka hadlay wixi dhacay xalay waxaana uu ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 25,2024

Qaraxyo lagu weeraray guriga taliyaha ciidanka Booliska magaalada Beydhabo oo ay ka dhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.


Xaaladda magaalada Beydhabo ee xarunta Bay ayaa saakay kacsan kadib markii xalay hoyga taliyaha ciidanka Booliska ahna ku simaha guddomiyaha gobolka Bay lala beegsaday qaraxyo ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 25,2024

Weriyiii ajnabiga ahaa ee kooxaha hubeysan ay ku heysteen meel duleedka ka ah magaalada Boosaaso oo lagu guuleystay in la sii daayey


Wariyihii u xirnaa kooxaha afduubtay meel 15-KMu jirta magaalada Boosaaso ayaa lagu guuleystay in la siki daayo. Sii deynta weriyaha ayaa la sheegay in ... [full story]



Your Ad Here
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author