header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Sadaxdii dhalinyaro ee loo qaatay xulka qaranka Soomaaliye ee kubada cagta oo xalay ka ambabaxay Toronto Airport(Daawo Sawirada)

By bilaajo1974 on November 05,2024

sedax cayaartoy oo u cayaari doonta xulka qaranka somalia ayaa shalayto oo bishu a hayd nov 4 2007,ayaa waxay ka dhoofeen garoonka diyaaradaha ee toronto, 

kuwasi oo kala ah cabdicasiis dhagay,  cali bashi, iyo fuad yare, oo ku sii socda wadanka jabuti si aay uga

 qayb galaan cayaaraha Aduunka ee kubada cagta (World cup)

 halkaa ka dhici doona, waxaana hogaamiye u ah macalin dahir bodaye oo ah macalinka kooxda banadir,

waxaa halkaa ku sii sagootiyey Cabdullahi yusuf oo ka socday Ururka Sosca  cali mudey oo ka socday ururka today,

Anwar tabit  oo u suura galiyay in aay ciyaartooydaasi aay ka ambabaxan toronto. xaga farsamada iyo dhaqaalahaba iyo Taageere iyo caawinaadba ku siiyay Macalin daahir daud axmed dheere, Fanax iyo maxamed itobia,

macalin daahir waxaa halkan uga mahad noqaye ururka mideynta,  dahab shiil, muqtar computer, maanta computer, banadir restourant, Alif inter price, Hillal,sam caffe,Al curuba, Sifa,iyo dhaman shaqalaha herts,

uruka TodaY,  Uruka Sosca oo gacanweeyn ka geesatay Safarkaasi ,iyo dhaman cayaartoyda cuslatay,  dhaman wuxuu leeyahay waad mahadsan tihiin, waxaan rajeynayna in macalin dahir iyo cayaartoydiisa in ay la soo noqdan guul, insha allah.


1485 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 35 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author