header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

dagaalkii Muqdisho oo lagu dilay 7-Askari oo Itoobiyaan ah dhimasho soo gaartay dad rayid ah (Dhageeyso)

By bilaajo1974 on November 02,2024

Halkaan ka dhageyso

waxaa soo gaba gaboobay inta badan dagaladii Maanta ka qaraxay xaafadaha magaalada Muqdisho ee u dhexeeyay kooxaha kacdoonka wado iyo Ciidamada Itoobiyae ee kusugan magaalada Muqdsiho.

dagaalka oo ahaa mid qaraar ayaa ku soo idlaaday dhimashada 7-Askari oo Itoobiyaan ah iyo dhimasho soo gaartay hal qof oo rayidka iyadoo ay badbaadeen kooxihii Weerarka soo qaaday sida aan wararka ku helayno.

dagaalkii Maanaat ka dhacay magaalada Muqdishgo ayaa saamayn balaaran ku yeeshay qoysaska Soomaaliyeed ee ka agdhawaa goobihii lagu dagaalamay waxaa jiro dhaawacyo soo gaaray dadka qaar.

Ciidamada Itoobiya ayaa lasheegay in ay Maanata toogteen 5-qof oo rayida xili ay soo galeen xaafada warshada caanaha degmada hodon ee Muqdisho, duhurnimadii Maanta ayaa lagu arkay Isgoyska Baar-Ubax maydka 3-Askari oo yaalo wadada iyagoona la sheegay Ciidamadii Itooobiya in ay ku laabteen Ex.Xeradii Guul-wadayaasha oo ay Markii hore ka soo duuleen.

maanta duhurkii ayuu markale dagaal lama filaan ah ka qarxay xafada carafaat degmada Yaaqshiid dagaalkaas ayaa waxaa qaaday sida la sheegay dhalinyarada deegaanka oo is hubeeyay markii dambanha uu iska soo idlaaday.

 


Halkaan ka dhageyso


380 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 9 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author