header
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031




Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Maraakiib Kaluumeysi oo lagu qabsaday xeebaha Puntland

By b1laajo on May 02,2025

Maraakiib Kaluumeysi oo ay leeyihiin shirkado fadhigoodu yahay dalka Thailand ayaa lagu soo waramayaa in ay kooxo maleeshiyo beeleed ah ku qafaasheen xeebaha Puntland ee gobolka Bari.

Ilaa 3 markab ayaa waxaa lagu qabsaday Degmada Baar-madoobe oo u dhaxeysa Fooxaar iyo Beyla ee xeebaha Puntland, iyadoo maraakiibtaasi ay qabsadeen maleeshiyo beeleedyo.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Puntland, laakiin shirkadda Alxabiib ee ilaalisa xeebaha Puntland ayaa warbaahinta u sheegtay in maraakiibtaasi ay ku soo wajahan yihiin dhanka degmada Qandala.

Maraakiibtaan ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay si sharci darro ah uga jilaabanayeen xeebaha Puntland, mana ahan markii ugu horreysay oo xeebaha Puntland lagu qabto maraakiib


58 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 0 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed