header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




November 09, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Nov 09,2024

Meydadka dad rayid ah oo saaka lagu arkay goobihii ay shalay dagaaladu ka dhaceen.


Dagaal xoogan oo shalay galinkii dambe dhexmaray ciidamada Itoobiya iyo kooxaha ka soo horjeeda xaafada ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa geystay qasaaro dhimasho iyo ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 09,2024

Maxamed Dheere oo Caawa sheegay in Ciidamada Itoobiya ay siiwedayaan Xasuuq araxn dara ah


Gudoomiayaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar xabeeb Maxamed dheere ayaa Caawa markii ugu horaysay ka hadlay dagaalada iyo xasuuqa ay wadaan Ciidamada ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 09,2024

Dad Badan oo ku geeriyooday madaafiic wali ku soo dhaceysa xaafado ka mid ah Muqdisho (Dhageeyso)


Halkaan ka dhageyso10 ruux ayaa ku geeriyootay tiro ka badana dhaawac ayaa ka soo gaaray saakay Madaafiic wali ku dhaceysa xaafado ka mid ah magaalada ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 09,2024

In ka badan 43 meydad rayid ah oo ay dileen ciidamada Ethiopia oo laga helay qeybo ka mid ah Muqdisho(Daawo sawirada)


Meydadka ku dhowaad 43 ruux oo la sheegay in Shalay, xalay ilaa saakay ay ciidamada Ethiopia dileen ayaa laga kala helay degmooyinka Heliwaa iyo Wardhiigleey ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author