header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




November 2007



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Nov 02,2024

12 Itoobiyaan ah oo lagu dilay dagaalo Jimcahii ka dhacay Muqdisho


  Jimcahii ayuu dagaal aad u kharaar waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyey ciidamada Itoobiya iyo kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 11,2024

Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Hawiye oo xabsiga loo taxaabay


Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye iyo xubno kale oo ka tirsan golaha ayaa maanta ciidamada dowladda KMG ah waxa ay kala ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 08,2024

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir oo saaka ka badbaaday isku day dil ah kaddib markii Gaarigiisa


Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa saaka ka badbaaday qarax miino oo lala beegsaday gaari uu la socday isaga iyo ilaaladiisa.Miinadan oo aheyd nuuca gacanta laga ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 12,2024

Baaritaano wali ka socda goobihii lagu dagaalamay labadii cisho ee deg. Hodan


Waxaa wali ka socda baaritaano iyo howlgallo baaxad weyn goobihii lagu dagaalamay labadii cisho ee lasoo dhaafay, goobahaasoo ey guud ahaan la wareegeen gacantana ku ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 02,2024

Banaanbaxyo rabshada wato oo maalintii Labaad ka soconaya magaalada Laascaanood.


Banaanbaxyaasha oo taayaro iyo dhagxaan ku gooyey wadooyinka waaweyn ee magaalada laascaanood ayaa ka soo horjeeda ciidamada Somaliland ee ku sugan magaalada Laascaanood, iyagoo ku ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 06,2024

Ciidamadii Itoobiyaanka ee Iskuulka Max'ud Axmed Cali oo Caawa maqribii isaga baxay halkaasi.


Ciidamadii Itoobiyaanka ee ku sugnaa Iskuulka Max'ud Axmed Cali ee deegaanka Sanca degmada Kaaraan ayaa caawa maqribkii waxaa ay ka guureen fariisimahaasi iyagoona usoo ruqaansaday ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 13,2024

Contact Us


image Webmaster www.bilaajo.comHalkan nagala soo xiriira: Emailada iyo TelefonadaMagacaTelefoonkaEmailkaDalkaAnwar Tabit(416) [email protected], CanadaAnwar Tabit(416) 579-2832 [email protected], Canada  [full story]


By bilaajo1974 on Nov 09,2024

Dad Badan oo ku geeriyooday madaafiic wali ku soo dhaceysa xaafado ka mid ah Muqdisho (Dhageeyso)


Halkaan ka dhageyso10 ruux ayaa ku geeriyootay tiro ka badana dhaawac ayaa ka soo gaaray saakay Madaafiic wali ku dhaceysa xaafado ka mid ah magaalada ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 08,2024

Dagaal Culus oo ka soconaya deegaanka Black Sea iyo Khasaare Itoobiyaanka soo gaaray.


Waxaa iminka dagaal qaraar uu ka soconayaa deegaanka Black Sea halkaasi oo ay isaga soo horjeedaan Ciidamada Itoobiya iyo kooxo hubeysan waxaana la sheegayaa iminka ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 12,2024

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ciidammo ka tirsan dowladda KMG ah ku dhexmaray waddada Siink


Hal qof ayaa ku geeriyooday 3 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Dagaal ciidamada dowladda KMG ah saakay ku dhexmaray deegaanka Siinka Dheer ee inta ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author