Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugnaa Xerada Congo ayaa la soo dhigey waddooyinka Magaalada Jowhar sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Jowhar.Ciidamadan ayaa sugaya ... [full story]
Halkaan ka dhageyso-Ku –xigeenka Max’ed Dheere ee dhinaca Nabad-galyada C/Fataax Ibraahim Cumar Sabriye Shaaweeye ayaa maanta shaaca ka in ay sii wadayaan waxa uu ku ... [full story]
In ka badan 20 ruux oo Meydad hor leh oo ay ku jiraan durmar oo ay dileen ciidamada Ethiopia ayaa saakay laga uruuriyay xaafadda Shirkole ... [full story]
Halkaan ka dhageyso10 ruux ayaa ku geeriyootay tiro ka badana dhaawac ayaa ka soo gaaray saakay Madaafiic wali ku dhaceysa xaafado ka mid ah magaalada ... [full story]
Meydadka ku dhowaad 43 ruux oo la sheegay in Shalay, xalay ilaa saakay ay ciidamada Ethiopia dileen ayaa laga kala helay degmooyinka Heliwaa iyo Wardhiigleey ... [full story]