header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Ina shaaweeye ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ay siiwedayaan Xasuuq araxn dara ah (Dhageeyso)

By bilaajo1974 on November 10,2024

 Halkaan ka dhageyso

-Ku –xigeenka Max’ed Dheere ee dhinaca Nabad-galyada C/Fataax Ibraahim Cumar Sabriye Shaaweeye ayaa maanta shaaca ka in ay sii wadayaan waxa uu ku tilmaamay howl-galada ay ciidamada  Itoobiya iyo kuwa DFKMG ah ee la shaqeysa ka wadaan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.iyada oo uu dhiigii ugu badnaa mudo 5 ka dib uu ka dhacay.


Ina shaaweeye ayaa ku nuux-nuuxsaday in ay sii wadayaan ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKMG ah waxa uu ku tilmaamay howl-galada tan iyo inta ay ka gun gaarayaan waxa uu ku sheegay “hadafkooda amni sugid”.

howl-galka waa soconayaa inta magaalada nabadeeda laga xaqiijinayo ama amniga gacanta looga dhigayo waa soconayaa inta qof Bambo tuurayso howl-galku waa soconayaa ma joogsanayaan, howl-galka, haddii magaalada bambo lagu tuurayo ciidamadu ma jiifsanayaan kuligood waa howl-galayaan”.

Hadalka Ina shaaweeye ayaa ku soo beegmaya xili ay Xasuuqa ay maalintii saddexaad ka wadaan ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKMG ah qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

 

 

 Halkaan ka dhageyso


352 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 4 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author