header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




November 12, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Nov 12,2024

Sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadgelyada waddooyinka oo xalay lagu dilay magaalada Baydhaba ee xarun


Sarkaalkaan oo la oran jirey Cabdi Nuur Booda Dheere ayaa waxaa toogasho ku dilay kooxo ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 12,2024

Sheekh Xasan Daahir Aweys''Taariikhda ayay gali doontaa Gumaadka Itoobiya iyo Aamusnaanta Beesha Caalamka''.


Gudoomiyaha Golaha Shuurada Maxaakimta Islaamka Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa shaaciyay in uu aad uga yaaban yahay aamusnaanta beesha Caalamka ee ku aadan gumaadka Ciidamada ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 12,2024

Dowladda Masar oo Ku baaqday Deg deg Somaliya in looga saaro Itoobiyaanka,isla markaana wado kaliya lagu raadiyo xalka Somaliya.


Dawladda Masar ayaa ugu baaqday QM,Jaamacadda Carabta,Midowga Afrika iyo Ururka Mu'tamarka Islaamka in ay u ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 12,2024

Baaritaano wali ka socda goobihii lagu dagaalamay labadii cisho ee deg. Hodan


Waxaa wali ka socda baaritaano iyo howlgallo baaxad weyn goobihii lagu dagaalamay labadii cisho ee lasoo dhaafay, goobahaasoo ey guud ahaan la wareegeen gacantana ku ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 12,2024

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ciidammo ka tirsan dowladda KMG ah ku dhexmaray waddada Siink


Hal qof ayaa ku geeriyooday 3 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Dagaal ciidamada dowladda KMG ah saakay ku dhexmaray deegaanka Siinka Dheer ee inta ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author