header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




November 05, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Nov 05,2024

Hoobiyayaal galabta lagu weeraray ciidamada Itoobiya ee fariisinka ku leh Warshadii hore ee Baastada


Weerarkan ayaa noqonaya kii labaad oo lagu qaado xarunta warshadii hore ee baastada oo imminka fariisin KMG ah u ciidamada Itoobiya waxa ayna dadka deegaanka ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 05,2024

Sadaxdii dhalinyaro ee loo qaatay xulka qaranka Soomaaliye ee kubada cagta oo xalay ka ambabaxay Toronto Airport(Daawo Sawirada)


sedax cayaartoy oo u cayaari doonta xulka qaranka somalia ayaa shalayto oo bishu a hayd nov ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 05,2024

Salaad Cali Jeelle oo Maanta si weyn u difaacay in aan Bananka laga keenin R/Wasaaraha Cusub.


Wasiir kuxigeenka gaashaan dhigga ee dawladda Somaliya Salaad Cali Jeelle ayaa maanta si adag u difaacay fekerka ku aadan in aan banaanka Baarlamanka laga soo ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 05,2024

Ethiopian Xaasas & Caruur Badan Wata Oo Degay Xaafado Ka Mid ah Muqdisho.


MOGADISHU (Soomaalinews) - Iyadoo ay sida hirkii wal Caasimadda Somalia ee Muqdisho ay ugusoo qulqulayaan Ciidamo Ethiopian-ah kuwii ugu faraha badnaa ayaa waxa ay bilaabeen ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 05,2024

In Ka Badan 10 Madfac Oo Xalay Lagu Garaacay Ethiopian-ka Degan W/Baastada & Xaaladda Saakay.


MOGADISHU (Boondheere.com) - Xaaladda goobihii ay xalay Weerarada Madfacaysan ka dhaceen ee nawaaxiga Warshadii hore ee Baastada ee Magaalada Muqdisho, ayaa saakay degan, inkastoo aan ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 05,2024

Max'ed Qanyare oo ugu baaqay Baarlamaanka in ay ka feejignaadaan lacago iyo wasiiro been abuur ah (Dhageeyso)


 Halkaan ka dhageyso-xildhibaanada Baarlamaaanka dowlada Federaalka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayaa kukala aragti duwan qodob ladoonayo in lagu meelmmariyo Shirkii dib uheshiisiinta beelaha ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author