header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31




December 19, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Anwar Thabit on Dec 19,2024

War deg deg ah oo imanka naga soo gaaray Muqdisho


Waxaa  Galabta  xoog ku soo galay idaacadda  Codka  Nabadda GBC EE HURIWAA  Ciidamadda  Itoobianka  Markey  aheyd  saacadda  15:00 waxey  handadeen  waardiyayaashii  joogay  idaacadda   sarta  ayeey  la  koreen   ... [full story]


By Anwar Thabit on Dec 19,2024

Ra'isal wasaare Nuur Cadde oo xubnaha baarlamaanka la bilaabay wada tashiyo


Waxgarad Qabaa'ilka iyo Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilaabay in ay u hogaansamaan u yeerida Ra'isal wasaaraha Soomaaliya ee uu kala hadlayo sidii ugu haboon ee ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 19,2024

Madaxdii xisbi siyaasadeedka Qaran ee Somaliland oo laga sii daayey xabsiga Mandheera


Madaxdii xisbi siyaasadeedka Qaran ee Somaliland ayaa muddo kadib laga sii daayey xabsiga Mandheera.Guddoomiyaha xisbiga Qaran iyo labadiisii ku xigeen oo in muddo ah ku ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 19,2024

Sidee looga ciiday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya


Maalinta farxadda ah ee ciidul adxaa ayaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyadoo subaxnimadii saakay masaajidda magaalada laga bilaabay takbiirta ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 19,2024

Tahriibayaal kor u dhaafaya 200 oo qof una badan Soomaali oo ku dhintay xeebaha dalka Yemen


In ka badan 200-qof oo tahriibayaal ah una badan Soomaali ayaa ku harqaday biyaha u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo yemen, waxaana meydadka dadkaas badankood laga ... [full story]



Your Ad Here
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Abdihafid Abdisamad

Best narretor