Home : News : War deg deg ah oo imanka naga soo gaaray Muqdisho
War deg deg ah oo imanka naga soo gaaray Muqdisho
Waxaa Galabta xoog ku soo galay idaacadda Codka Nabadda GBC EE HURIWAA Ciidamadda Itoobianka Markey aheyd saacadda 15:00 waxey handadeen waardiyayaashii joogay idaacadda sarta ayeey la koreen qoryahooda meesha ayeey ka dagaalameen waxey ka tageen caawa saacada markey aheyd 9.30 ka dib markii aay handadaad kula kaceen shaqaalihii halkaa joogay
185 times read
|
Did you enjoy this article?
|
Comments (0 posted)
|
|