header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31




December 24, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Anwar Thabit on Dec 24,2024

Cadaaladu iyada ayaa hadasha nin xoola miskiin xaday ama xoogay wax umatarta(True history)


Nin Beeralay Soomaaliyeed ah ayaa badanaaba Galleey, Sisin iyo Khudaar kala nooc ah ka soo qaadi jiray beertiisa oo ku taalla mid ka mid ah ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 24,2024

Macalin Xaashi oo sheegay in uu ka baxay isbeheysiga dib u xoreynta kuna biiray dhaqaaqa hubeysan ee Al-shabaab.


Midk kamid ah mas'uuliyiintii maxaakiimta Islaamka kana mid ahaa aas-aasayaashii isbeheysiga dib u xoreynta Soomaaliya Macalin Xaashi Maxamed Faarax ayaa sheegay in uu ku biiray ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 24,2024

Puntland oo xabsiga dhigtay weriye sawiro ka soo qaaday goobta uu ku afduuban yahay weriyaha ajnabiga ah


Maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay weriye madax banaan la yiraahdo Cawaale Jaamac oo soo bandhigay sawiro uu ka soo qaaday weriyihii faransiiska ahaa ee kooxaha ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 24,2024

Ra'isulwasaare Nuur Cadde oo ka dalbaday xildhibaanada Hawiye in ay dowladiisa ku gacan siiyaan la xaajoodka mucaaradka


Ra’iisal wasaaraha dowladda federaalka KMG nuur xasan xuseen (nuur cade) ayaa ka dalbaday xilbaanada ka soo jeeda beelaha Hawiye in ay ku gacan siiyaan dowladdiisa ... [full story]



Your Ad Here
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Ahmed Aden Ibrahim

Speaks English,Writing, Speaks Somalian ,and writing