header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31




December 17, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Anwar Thabit on Dec 17,2024

Dabley afduubtay Gwen Le Gouil oo madaxfurasho raba


Dableydii shalay afduubay weriye u dhashay dalka Faransiiska oo la yiraahdo Gwen Le Gouil una shaqeeynayay telefishin ku yaala wadankaasi ayaa dalabanaya in la siiyo ... [full story]


By Anwar Thabit on Dec 17,2024

3-ruux oo kugeeriyootay Madaafiic lagu garaacay Suuqa Bakaaraha.


Inta la ogyahay 3 ruux ayaa ku geeriyootay dhowr qof oo kalena waa ay kudhaawacmeen kadib Madaafiic maanta kusoo dhacday Suuqa Bakaaraha.Hoobiyeyaashaasi ayaa waxa ay ... [full story]


By Anwar Thabit on Dec 17,2024

Shiikh C/raxiin Cali Muudeey Afhayeenka Maxakamadaha Islaamka oo sheegay in ay qabsadeen sagaashan Boqolkiiba gobalada dalka Soomaaliya.


Xili ay dagala culus kasocdaan magalada Muqdisho ee ah caasamada dalka Soomaaliya ayaa waxaa markale dib usoo muuqday Hugaankii Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya ee tagaeerad buuxdo ... [full story]


By Anwar Thabit on Dec 17,2024

Askar Itoobiyaan ah oo ku geeriyootay dagaalo qaraar oo maanta Muqdisho ka dhacay.


2 kamid ah Ciidamada Itoobiyaanka ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaalo qaraar oo maanta ka dhacay deegaano kala duwan oo kamid ah magaalada ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 17,2024

Dagaal xooggan oo ciidamada Itoobiya iyoxoogagga ka horjeeda ku dhexmaraya wadada Warshadaha


Dagaal xooggan oo u dhexeeya xoogagga hubeysan ee ka horjeeda joogitaanka ciidamada Itoobiya ayaa ka socda inta u dhexdeya warshadda Cococola illaa saraha ceymiska halkaas ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 17,2024

Afhayeenkii Maxkamadaha C/raxiin Muudeey oo sheegay in ay wadayaan dagaalka inta ciidamada Itoobiya ka baxayaan dalka.


Madixii warfaafinta Golihii Maxaakiimta Islaamka Sheekh C/raxiin Cali Muudeey oo wareysi siiyey mid kamid ah idaacadaha Muqdish ayaa sheegay in dagaalada ay ka wadaan magaalada ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 17,2024

Kooxo hubeysan oo xalay weeraray saldigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.


Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday saldhigga degmada Waabei ee magaalada Muqdisho, xiili ay soo badanauyaan weerarada lagu qaadayo saldhigyada ciidamada Itoobiya iyo kuwa ... [full story]



Your Ad Here
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author