header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31



WidgetBucks - Trend Watch - WidgetBucks.com
Somali BBC
Somali Linkz

Email to a friend | Print version | Comments (1 posted)

Shiikh C/raxiin Cali Muudeey Afhayeenka Maxakamadaha Islaamka oo sheegay in ay qabsadeen sagaashan Boqolkiiba gobalada dalka Soomaaliya.

Your Ad Here

By Anwar Thabit on December 17,2024

Xili ay dagala culus kasocdaan magalada Muqdisho ee ah caasamada dalka Soomaaliya ayaa waxaa markale dib usoo muuqday Hugaankii Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya ee tagaeerad buuxdo kulehl gudaha Sahcabka Soomaaliya.

 



Warbaahinta magalada Nuqdisho ayaa waxaa markasta kahadalo Saraakiishii maamulkii Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya, sida kuwii Meleteriga iyo kuwii dhinacayada Siyaasada, C/raxiim Cali Muudeey Afhayeenkii golaha Maxakadaha Islaamka Soomaaliya oo markii ugu horsay kasoo muuqday Shaashadaha Warbaahinta ayaa daboolka kaqaaday in golaha Maxkmadaha Islaamka Soomaliya aya gacanta kuhayaan dalka Soomaaliya 80% islamarkan ay wadaan dadaalo ay dalka ku xuraynayaan sida uu hadalka u dhigay.



C/raxiin ayaa tilmaamay in Ciidamada Maxkamadaha Islaamku ay taageera ka haystaan shacabka Soomaliya gaar ahaana ay hada si buuxda gacanta ugu hayaan Gobalada Jubbooyinka, Afhayeenkii hore ee Maxkamadaha Islaamka ayaa ku goodiyay in dagaalyahanadoodi ay cagta marin doonaan Ciidamada Itoobiya ee kusugan magaalada Muqdisho.


138 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 9 votes)
Comments (1 posted)
  • ASALMU CALAYKUM W/W AAD IYO AAD BAAN UGU FARAX SANAHAY WAAAN KUGU TAAGERSANHAY HALKAANA KASII WADDA ILLAAHAN HADDIIN XOOJIYO INSHAA ALAAH WAA RAJO AADDA UWANNAAGSAN UMADDAN WAY IDDIIN BAAHANTAHAY MARANA KABAQINA INAAN IDINKA SEEXANO HIIL IYOHOOLBA WAAN IDINLA GARABTAAGANAHAY INTAA IYO HOLWACAN IYO GUUL GUUL GUUL WALLAAKAA CABDALLA HABIIB
    (Posted by CABDALLA HABIIB, December 18, 2007, 6:16 AM)
Your Ad Here
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author