header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31




December 16, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Anwar Thabit on Dec 16,2024

Weligiin ma booqateen Al-Basaatiin...?! (Aden ticis)


waxaa Waddanka Yemen, si aan kala go' lahayn ugu soo qulqulayay kumaan-kun Qaxooti Soomaaliyeed, oo dagaallada sokeeye, dar-xumooyinka iyo tacaddiga dalka ka jira ka soo ... [full story]


By Anwar Thabit on Dec 16,2024

BREAKING NEWS '' XAALADA CAAFIMAAD EE ABDULAHI YUSUF AHMED OO LAGA DEYRINAAYO''


London 15/12/2024 Wararka naga soo gaaraya dad ku dhaw dhaw Abdulahi Yusuf Ahmed oo ku sugan isbitaalka Cromwell ee LONDON ayaa sheegaya in xaalada Abdulahi ... [full story]


By Anwar Thabit on Dec 16,2024

Abuu Mansuur oo sheegay in Baydhabo ay kusugan yihiin ayna kawadaan Hawlihii ay Muqdisho ka wadeen.


Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu-mansuur) oo kamid ah Golaha Maxaakimta ayaa markii ugu horeysay beeniyay in ay madaafiic ku garaaceen Suuqa oo ay dowladda Federaalka ku ... [full story]


By Anwar Thabit on Dec 16,2024

Taliye ku xigeenkii ciidamada nabadsugida Kismaayo oo maanta la dilay.


Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay saakay toogasho ku dileen Taliye ku xigeenkii ciidamada nabadsugida Col. Muqtaar Cabdi Axmed “Muqtaar ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 16,2024

Kooxo hubeysan oo nin nabadoon ah ku dilay deegaanka Abooraale ee gobolka Bakool.


Nabadoon kamid ahaa nabadoonada ku dhaqan gobolka Bakool ayey kooxo hubeysan ku dileen deegaanka Abooraale oo ka tirsan gobolka Bakool. Kooxo ku hubeysan qoryaha fudud ... [full story]


By Ahmed Aden Ibrahim on Dec 16,2024

Qarax xooggan oo lala beegsaday gaari ay saarnaayeen ciidamo Itoobiyaan ah oo saakay ka dhacay wadada Makka almukarama.


Qarax xooggan ayaa saakay lala bartilmaameedsaday gaari Uural ah oo ay lahaayen ciidamada Itoobiya kaas oo marayey wadada Makka almukarama meel ku dhow guriga shaqaalaha ... [full story]



Your Ad Here
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Ahmed Aden Ibrahim

Speaks English,Writing, Speaks Somalian ,and writing