header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031




October 02, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Oct 02,2024

Haweeneydii u geftay Diinta Islaamka,ee Somalida aheyd oo laga soo ceyriyay dalka Mareykanka.


Ayaan Xirsi Cali oo mar kamid aheyd Xubnaha Baarlamanka dalka Holland ayaa laga raacdeeyay dalka Mareykanka kadib markii dawladda Mareykanka ay sheegtay in aysan damaanad ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 02,2024

Ciidamada Maamulka Somaliland oo si rasmi ah ula wareegay magaalada Laas Caanood.


Wariyeyaal ku sugan magaalada Hargeisa ee xarunta Maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa kasoo xigtay saraakiisha Milatariga ee maamulkaasi in Ciidamadooda ay la wareegeen awood ahaan ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 02,2024

Wasaaradda arrimaha gudaha oo beenisay Baxsashada Danjiraha dawlada ee Suriya oo la sheegay in uu Qaxootinimo ku galay Sweden.


Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliya Max'ed Jaamac ayaa gaashaanka u daruuray warar soo baxayay oo sheegayay in Danjirihii dawlada Federaalka Somaliya C/Raxmaan Nuur ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 02,2024

Wasiiru dawlaha arrimaha gudaha dawladda Somaliya oo qiray in Ciidamda dawladda ay qalalaad gaalan.


Wasiiru dawlaha dawladda Federaalka Somaliya Max'ud Sayid Aadan ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan qalalaad ay galaan Ciidamada dawladda marka ay sameynayaan howlgallo kuwaasi ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 02,2024

Jahwareer Ka Taagan Cidda Gacanta Ku Haysa Mag. Laascaanood & Isgaarsiinteeda Oo Hawada ka Maqan.


Iyadoo ay jiraan warara sheegaya in Ciidamada Maamulka la baxay Somaliland ay la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool, ayaa waxaa warkaasi ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 02,2024

Qarax Miino Oo Agagaarka W.Caanaha Lagula Beegsaday Kolonyo Gawaarida Dowladda ah.


Ugu yaraan qof rayid ah ayaa ku dhaawacmay Qarax culus oo saakay ka dhacay agagaarka Warshaddii hore ee Caanaha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasina la ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 02,2024

Maamulka G/Banaadir Oo Sheegay In Ciidamo Badan Oo Qalabaysan Lagu Daadinayo Suuqa Bakaaraha.


Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka shanqariyey in ciidamo aad ufara badan oo ka tirsan Dowladda KMG ah lagu daadin doono sida ugu dhaqsiyaha badan gudaha ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author