header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031




October 01, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Oct 01,2024

Taariikh nololeedka ciyaaryahanka Afrika George Weah


George Manneh Oppong Ousman Weah waxa uu ku dhashay caasimada Liberia ee Monrovia 1dii Oktoobar 1966kii wuxuuna ku soo barbaarey isla magaaladaas xaafad ka tirsan ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 01,2024

Guddoomiye Wiish oo ugu baaqay hey’adaha qaranka in ay ku daydaan dowladda Hoose dibna usoo nooleeyan naadiyadoodii K/Koleyga.


Guddoomiyaha xirirka Soomaaliyeed ee Kubbada Koleyga Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) ayaa amaan usoo jeediyay maamulka sare ee gobalka Banaadir oo suura geliyay dib usoo nooleynta ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 01,2024

Sheekh Xasan Turki Oo Sharxaya Ku Biiritaankiisa Maxaakimta Islaamka *Wareysi TV-ga Al-Jaziira*


DOHA (Boondheere.com) - Sheekh Xasan Turki oo ka mid ahaa Hogaankii Maxaakimta Islaamka oo xalay lagu wareystay Barnaamijka Kulanka Maanta "Lakhaa Alyoom" ee Kanaalka Afka Carabiga ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 01,2024

Wadaad Caan ahaa oo xalay lagu dilay gudaha Baydhabo iyo Ciidamada Itoobiyaanka oo baaritaano bilaabay.


Kooxo Hubeysan ayaa xalay toogasho ugu geystay magaalada Baydhabo wadaad caan ahaa oo ka tirsana Culimada Tabliiqa ee ku sugan magaaladaasi kadib markii ay ku ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 01,2024

Meydka Wiil 12 jir ah oo iminka yaalla Bartamaha isgoyska Aadan Cadde ee Muqdisho.


Meydka wiil yar oo 12 jir ah aya iminka yaalla wadada Isgoyska Aadan Cadde iyadoona aan la ogeen ilaa hadda cidii dishay wiilkaasi oo kooxo ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author