header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031




October 05, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Oct 05,2024


4 askari oo ka ka tirsan ciidamada nabad sugida dowladda KMG ah ee la shaqeeya Itoobiya ku dhintay bam gacameed oo ay xoogaga muqaawamdu u ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 05,2024

Odayaasha Hawiye oo shaaciyay in Ciidamada Itoobiya ay masuul ka ahayeen gubashadii Suuqa Bakaaraha.


Halkaan ka dhageyso-Golaha Midnimada iyo dhaqanka Hawiye ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay ku sheegayaan in gubashadii dhawaan ee Suuqa Bakaaraha ay masuul ka ahaayeen Ciidamada ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 05,2024

Gudoomiyaha degmada Boondheere oo dhaliilay maamulka Maxamed Dheere.


Halkaan ka dhageyso-Gudoomiyaha degmada Boondheere C/kariim Xuute oo 3 bil kahor kooxaha muqaawamada ay dhaawaceen ayaa ku eedeeyay maamulka Maxamed Dheere oo uu xubin kayahay ineysan ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 05,2024

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo bandhigay qorshe Cusub oo Amaanka Muqdisho lagu sugayo. (Dhageeyso)


Halkaan ka dhageyso-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigay qorshe Cusub oo lagu sheegay in amaanka Muqdisho lagu sugayo kadib markii maalmihi ugu danbeeyay kulamo ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 05,2024

Meydadka kii aasnaa Qubuuraha Xeebta Liido oo maanta laga soo faagay halkaasi!! (Dhageeyso)


Halkaan ka dhageyso -Gawaari ay sitaan Ciidamo ka tirsan dawladda Federaalka ayaa saaka gaaray deegaanka Liido halkaasi oo ah qubuuro badan oo ay ku aasan yihiin ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 05,2024

Silsilado Qaraxyo ah Oo Ka Curtay W.2aad ee Bakaaraha Oo Ciidamo Badan Ku Ququlayaan.(Dhageeyso)


Halkaan ka dhageyso Laba qof ayaa ku geeriyootay Lix kale oo uu ku jiro askari Boolis ahna waa ay ku dhaawacmeen ka dib Qaraxyo iyo israsaaseeyn goor ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author