header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031




October 09, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Oct 09,2024

6 ruux oo 3 Boolis ay yihiin oo ku dhaawacmay qarax goor dhaweyd gil gilay Isgoyska Black Sea.


Ilaa 6 ruux oo 3 kamid ah ay ahaayeen Ciidamada Booliska dawladda Federaalka Somaliya ayaa ku dhaawacantay qarax xoogan oo goor dhaweyd gil gilay Igoyska ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 09,2024

Exclusive News: Madaxweyne Yuusuf oo geedi turubka u gidiyay ka dib markii uu Cali Mahdi usoo sharaxay R/Wasaaraha Somaliya.


Warar ay si qarsoodi ah ku heshay shabakadda wararka soomaalinews.com ayaa sheegaya in madaxweynaha dawladda Federaalka Somaliya C/laahi Yuusuf Axmed uu sharaxay Gudoomiyihii gudiga dib ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 09,2024

Askari kamid ah Ciidamada dawlada oo ku dhaawacmay qarax bam oo lagula beegsaday deegaanka Suuq Bacaad.


Mid kamid ah Ciidamada dawladda aya ku dhaawacmay qarax xoogan oo wax yar kahor ka dhacay xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshid iyadoona qaraxasina la ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 09,2024

Geedi "Dowladda Dusha ayey Ridanaysaa Cabashooyinka Laga Tabanayo".


MOGADISHU (Boondheere.com) - Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda KMG Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi, ayaa daboolka ka qaaday in Dowladdiisa ay diyaar u tahay wax ka qabashada cabashooyinkii ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 09,2024

Iska Horimaad Khasaare Geystay Oo Markii 4aad ka Dhacay Degmada Baraawe.


MARKA (Bilaajo.com) - Ugu yaraan Laba ruux ayaa inta la ogyahay ku geeriyootay, Qof kalena waa uu dhaawacmay ka dib iska horimaadka markale ka dhacay tuulooyin ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author