Search the Site
Advanced Search »
General
News
Sports
Video
News
funny
Learning
web server (Linux)
Archive
January
February
March
April
May
June
July
August
September
October
November
December
2007
Mo
Tu
We
Th
Fr
Sa
Su
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
31
October 22, 2024
Sort by:
[Title]
[Author]
[Date]
total:
7
displaying:
1 - 7
By
bilaajo1974
on Oct 22,2024
Baarlamaanka KMG ah oo goor dhow uu ka furmay kulankii la sugayey ee u codeynta Xakuumada Geeddi.
Magaalada Baydhabo ayaa saacado yar ka hor waxaa ka furmay fadhigii golaha baarlamaanka KMG ah iyadoo maanta looga hadlayo Xakuumada Ra'isal wasaare Geeddi.Kulanka golaha baarlamaanka ...
[full story]
By
bilaajo1974
on Oct 22,2024
BFKMG ah oo U codeeyey in Xukuumadda Geeddi Cod Kalsooni Loo qaado.
Iyadoo maalmahani dambe uu khilaaf xooggan ka taagnaa kalsoonida ay haysato xukuumadda Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta kulankii ka dhacay Xarunta ADC ee Magaalada Baydhabo ...
[full story]
By
bilaajo1974
on Oct 22,2024
Qarax Xoogan oo galabta lagu gubay Gaari Cabdi Bille ah(Dhageeyso)
Halkaan ka dhageysoIlaa 3 askari oo kamid ah Ciidamada dawladda Federaalka Somaliya ayaa ku geeriyooay galabta 3 kalena waa dhaawacmeen kadib marki gaarigii ay saarnaayeen ...
[full story]
By
bilaajo1974
on Oct 22,2024
Qaar kamid ah Mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka banaadir oo weli is-casilaad ku mashquulsan (Gudoomiyaha waaxda Axmed Gurey ee degmada H/Wadaag oo is cesilay).
Qaar kamid ah Maamulka Gobolka Banaadir ayaa bilaabay in ay xilkooda iska casilaan kadib markii ay ku badatay dhibaatooyinka loogu geysanayo inta ay xilkaasi hayaan ...
[full story]
By
bilaajo1974
on Oct 22,2024
Kismaayo oo shalay Gelinkii Danbe lagu qisaasay Askari Ka tirsana Ciidamada Amaanka magaalada.
Shalay gelinkii danbe ayaa fagaare weyn oo ku yaalla magaalada Kismaayo waxaa dil qisaas ah lagula fuliyay askari ka tirsana Ciidamada Amaanka magaalada Kismaayo ee ...
[full story]
By
bilaajo1974
on Oct 22,2024
Magaalada Baydhabo oo ka furmay Shirkii Golaha Baarlamanka iyo Madaxda dawlada oo aan kasoo qeybgalin.
Waxaa goor dhaweyd ka furmay magaalada Baydhabo ee fariisimaha Baarlamanka Somaliya kulan ay leeyihiin Xildhibaanada Golaha Baarlamanka Somaliya kaasi oo lagu soo waramayo in ay ...
[full story]
By
bilaajo1974
on Oct 22,2024
Ethiopia Oo Si Weyn Uga Carootay Hadalkii Uu RW. Geedi Ku Yiri "Shacabka Banaadir Ha Kacaan...".
BAYDHABO (Boondheere.com) - Dowladda Ethiopia oo taageerada ugu ballaaran siisa Dowladda KMG Somalia, islamarkaana ka dambaysay dhismaheeda, ayaa si weyn uga carootay hadalkii ka soo ...
[full story]
total:
7
displaying:
1 - 7
Most Popular
Exclusive: Col. Yusuf Oo Ethiopian-ka ku Wareejiyey Gawaari Dagaal & Prof. Geedi Oo Sharuud ku xiray.
Col. Yusuf & Geedi Oo Khilaafkoodu Qarka U Saaran Yahay Gacan-ka hadal *Ethiopia Oo Awooda Siisay Geedi*{Xog-hoosaad}.
Haweeneydii u geftay Diinta Islaamka,ee Somalida aheyd oo laga soo ceyriyay dalka Mareykanka.
CIYAARTOYDA XULKA QARANKA SOMALIYED OO LA MAGACABEY kadib markii lagu soodaray sadexdaan dhalinyaro oo kasocto toronto
Most Commented
Haweeney ka mid ah dadka ku nool xaafada Raaderka ee degmada Dayniile oo xijaabkeyga u keynay in aay tahay All-qaaida iyo Kufsi.
Waxgaradka iyo odayaasha Laascaanood oo Somaliland ugu baaqay inay sii deyso dadka ay qabqabteen
Haweeneydii u geftay Diinta Islaamka,ee Somalida aheyd oo laga soo ceyriyay dalka Mareykanka.
Most E-mailed
Dhageyso: - xildhibaan Cismaan Caato oo su aalo laga waaydiyay dowlada Geedi(Dhageeyso
RW. Geedi Mas'uul Lacago fara badan ku Takri falay Sadexdii Sano ee uu Hogaaminayo Xukuumada ( Aqri Warbixino ay Wakaaladaha Caalamka ka Qoreen Geedi).
Featured Author
bilaajo1974
Bilaajo By
Bilaajo CMS