header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031




October 20, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Oct 20,2024

MAYDKA ASKAR ITOOBIYAAN AH OO CAAWA MUQDISHO LAGU JIIDayo meelo kamid ah muqdisho


Maydka dhowr askari oo Itoobiyaan ah ayaa caawa lagu jiijiiday gudaha magaaladda Muqdisho. Dagaal ba'an oo caawa qabsaday ciidan Itoobiyan ah ayaa lagu dilay in ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 20,2024

Qarax Weyn oo Laga maqlay Muqdisho iyo Rasaas xoogan oo sii raacday. (Dhageeyso)


Halkaan ka dhageysoQarax xoogan ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho daqiiqad kahor iyadoona qaraxaasi aan la ogeen fariisimihii lagu beegsaday inkastoo ay muuqato in qaraxaasi uu ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 20,2024

Qarax Weyn oo Caawa Balad Weyn lagula beegsaday Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka gobolkaasi.


Qarax xoogan ayaa Caawa lagula beegsaday magaalada Balad Wayn ee Caasimadda Gobolka Hiiran taliyaha Ciidamada Xooga dalka ee gobolkaasi C/Raxmaan Dhagool inkastoo uu ka badbaaday. ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 20,2024

Xaaladda Caafimaadka Madaxweynaha oo Caawa laga deyrinayo iyo Agaasimaha Madaxtooyada oo beeniyay.


Xaaladda Caafimaadka ee madaxweynaha dawladda Federaalka Somaliya ayaa aad looga deyrinayaa Caawa iyadoona la sheegayo in xaaladiisa caafimaad ay la tacaalayaan Dhaqaatiir shisheeye ah oo ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 20,2024

Ayuub oo ka yaabiyay bahweynta kubadda cagta adduunka


Ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee qadka dhexe ugu ciyaara kooxda Junyarka Juventus Ayub Daa`uud ayaa shalay kooxdiisa u suura geliyey iney soo gaaraan semifinaalaha tartanka dhalinayarada da`dooda ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 20,2024

Dagaal aad u qaraar oo Caawa maqribkii ku dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha Hubeysan wadada Warshadaha.


Dagaal aad u qarar oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa caawa maqribkii ku dhex maray Ciidamada Itoobiyaanka iyo koxo hubeysan Wadada Warshadaha ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 20,2024

GolahaWasiirada mucaaradka ku ah Xukuumada Geedi oo Maanta baarlamaanka ka dalbay in ay cod kalsooni (Dhageeyso)


Halkaan ka dhageysokulan balaaran oo ay Maanta isugu yimaadeen golaha Wasiirada dowlada Federaalka Soomaaliya  ee  Mucaaradsan Siyaasada Xukuumada Cali Maxamed Geedi ayay baaq ugu direen ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 20,2024

Col. Yuusuf & Prof. Geedi Oo Lacago farobadan U Kala Balan-qaaday Xubnaha Baarlamanka.


BAYDHABO (Boondheere.com) - Ka dib safar gaaban oo deg deg ah oo uu Dalka Ethiopia ku tagay, ayaa R/wasaare Prof. Cali Maxamed Geedi, maanta la ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author