header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031




October 11, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Oct 11,2024

Dagaal Kulul Oo Ciidamo Kawada Tirsan DKMG Ku Dhexmaray Deg. Balcad.


BALCAD (Boondheere.com) - Laba Askari ayaa inta la ogyahay ku geeriyootay dagaal qaraar oo maanta Degmada Balcad ee Gobalka Sh/dhexe ku dhex maray Ciidamo ay ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 11,2024

Wasiirada Ugu Tunka-weyn Xukuumada Geedi Oo Ku Hanjabay In ay Iscasilayaan Hadii aanu Geedi Bari Kalsooni Codsan. (Dhageeyso)


Halkaan ka dhageyso  Ilaa 22 Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda KMG ayaa maanta soo bandhigay aragtidooda ku aadan mustaqbalka Xukuumadda R/wasaare Geedi, ka dib shir ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 11,2024

22 Wasiir oo kamid ah kuwii ugu waaweynaa Xukuumadda Geedi oo ku dhawaaqay in ay iscasileen.


Waxaa iminka ka socda magaalada Baydhabo shir jaraa'id oo ay qabanayaan wasiiro ka tirsanaa Xukuumadda Geedi kuwaasi oo ku dhawaaqay in ay gabi ahaanba iska ... [full story]


By bilaajo1974 on Oct 11,2024

Askar Ethiopian-ah Oo Ku Qurbaxday Qarixii Xalay ee Baydhabo.


Ilaa 3-askari oo Ethiopian-ah ayaa inta la ogyahay ku geeriyootay Saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen ka dib Qarax xooggan oo maqribnimadii xalay lala beegsaday ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author