header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031




January 19, 2025



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Boondheere Boondheere on Jan 19,2025

Taariiqdii Tartanka ciyaaraha Africa iyo habkii uu u curtay....


   Magaalo madaxada waddanka Ghana ee Accra ayaa waxaa ka furmi doono maanta oo aay  taariikhdu tahay Axad, January 20, 2025 tartankii 26aad ee kubbada cagta ee ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 19,2025

Ra'iisal wasaare Nuur Cadde oo Saacadaha soo socda Muqdisho imaanaya.


wafdi uu hogaaminayo Ra'iial wasaaraha dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo gaaraan magaalada ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 19,2025

Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho oo saakay xiran.


imageWaxaa saakay hakaad uu ku yimid socodka dadka iyo gaadiidka, qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, ka gadaal markii ciidamada dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed ay ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 19,2025

Odayaasha Beelaha Hawiye oo xaqiijiyay in la diley Axmed Diiriye.


Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye, garabka uu hogaamiyo Maxamed Xasan Xaad ayaa xaqiijiyay in uu geeriyoodey Axmed Diiriye Cali, Afhayeenkii odayaashaasi oo dowlada federaalka ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 19,2025

Khilaaf dhinac aragtida ah oo soo kala dhex galay ra'iisal wasaaraha iyo Madaxweynaha.


Khilaaf dhinaca aragtida ah ayaa soo kala dhex galay ra'iisal wasaaraha dowlada federaalka kmg-ka SOomaliyeed iyo madaxweynaha, xilli Ra'iisal wasaaraha ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 19,2025

Ciidamada Amisom oo sheegay in aysan wax howl gal ah la wadaagin ciidamada Itoobiya.


"Ma ahan suuro gal marnaba in aan la shaqeyno ciidamada Itoobiya, Hadana lama shaqeyno" sidaasi waxaa yiri Afhayeenka cusub ee Ciidamada Amisom ee ku sugan ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 19,2025

Qarax ka dhacay agagaarka Dugsigii sare ee Banaadir.


Qarax Miino ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka dugsigii sare ee magaalada, degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan loo adeegsadey miino sida ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 19,2025

Nigeria: "Waxaan Soomaaliya u tageynaa Tababarida ciidamada Qalabka Sida ee dowlada Soomaaliya, si ay amaankooda ugala wareegaan Ciidamada Midowga Africa ee jooga dalka Soomaaliya & Ciidamada dowldaa Itoobiya"


550 Askari oo ka mid ah ciidamada dowlada Nigeria, si hordhac ahna u imaanaya dalka Somalia ayaa lagu waramayaa in la diyaariyay, sida ay qoreen ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 19,2025

Col: Yusuf oo ka Hadley wada hadal lala galo kooxaha ka soo horjeeda.


Col: C/laahi Yuusuf Axmed, madaxweynaha dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa ka Hadley arrimaha Somalia, xilli uu la hadlayay kanaalka Al-Jazira. Madaxweyne Yuusuf oo wax laga weydiiyay ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Alibaaba al_mujaahid

I'm the best ever