header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031



WidgetBucks - Trend Watch - WidgetBucks.com
Somali BBC
Somali Linkz

Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Nigeria: "Waxaan Soomaaliya u tageynaa Tababarida ciidamada Qalabka Sida ee dowlada Soomaaliya, si ay amaankooda ugala wareegaan Ciidamada Midowga Africa ee jooga dalka Soomaaliya & Ciidamada dowldaa Itoobiya"

Your Ad Here

By Alibaaba al_mujaahid on January 19,2025

550 Askari oo ka mid ah ciidamada dowlada Nigeria, si hordhac ahna u imaanaya dalka Somalia ayaa lagu waramayaa in la diyaariyay, sida ay qoreen qaar ka mid ah wakaalada wararka iyo warbaahinta Nigeria.
Dowlada
Nigeria ayaa sheegtay in ay haatan diyaar yihiin ciidamadii ay udirilahayeen Soomaaliya, ayna dhowrayaan in loo daad gureeyo Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, ayagoo ay ciidamadaasi gacan qabasho ka dhowrayaan dowladaha Deeqaha Bixiya.
Taliyaha ciidamada Lugta ee
Nigeria ayaa tibaaxay in ay ciidamadoodu Soomaaliya tagayaan waqti aan fogeyn, isagoo diiday in uu sheego waqtiga rasmiga ah ee ay ku jeedaan magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, balse wuxuu sheegay in ay sida ugu dhaqsaha ubadan utagayaan dalka Soomaaliya si ucaawiyaan dowldaa faderaalka ee Soomaaliya.
Taliyuhu wuxuu kaloo sheegay in ay dowlada Soomaaliya iyo dowlada
Nigeria wada hadalo ka yeesheen arimaha ciidamadan ,isla markaana ujeedka ciidamadan yahay sidii ay tababaro usiin lahaayeen ciidamada dowlada Soomaaliya.

49 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 0 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Macaanow Xaaji

best Sports Writer