header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031




January 05, 2025



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Boondheere Boondheere on Jan 05,2025

Madaxwayne Isaias oo wadahadal la yeeshay US Congressman Donald Payne iyo Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya oo kulan la leh mudane Ronald Payne iyo safarada Mareykanka Casmara ku taal


Casmara 05/01/2025 Madaxwaynaha dalka Eritareya madaxwayne Isaias Afwerki ayaa maanta wada hadal la yeeshay  mudane ka tirsan Congresska Mareykanka oo la yiraahdo Mr. Donald Payne ... [full story]


By Boondheere Boondheere on Jan 05,2025

SALAD ALI JEELLE OO XASUUQII SHACABKA SOOMAALIYEED LOO GUDOONSIIYEY SHAHAADO SHARAF (Daawo Sawirada)


waxaa shalayto xaruunta dambiilayaasha dagaalka Soomaaliya xaflad lagu qabtey lagu gudoonsiiyey dagaal ooge Salaad Ali Jeelle, wax loogu yeeray shahaado sharaf. Hasayeeshee waxaa meesha ka ... [full story]


By Boondheere Boondheere on Jan 05,2025

Indha-Cade oo laga eryay xarakaadka dhalinyarada Al-Shabaab


Bayaan ey soo saareen xarakaadka dhalinyarada Al-Shabaab ayaa waxaa lagu cadeeyay in shaqsiga Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cade laga eryay ururkaasi, islamarkaana wixii hada ka danbeeya ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Alibaaba al_mujaahid

I'm the best ever