header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031




January 16, 2025



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Boondheere Boondheere on Jan 16,2025

Dowladda Nigeria oo ka mid ah dowladihii hore u ballanqaaday inay Ciidamo u dirayaan Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaarisay Ciidamo ka qeybgala howlgallada nabad-sugidda ah ee ay Ciidamada Midowga Afrika ka wadaan magaalada Muqdisho


Dowladda Nigeria oo ka mid ah dowladihii hore u ballanqaaday inay Ciidamo u dirayaan Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaarisay Ciidamo ka qeybgala ... [full story]


By Boondheere Boondheere on Jan 16,2025

Wadaniga Soomaaliyeed Mudane Faarax Macalin oo ku guulaystey inuu noqdo gudoomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka Kenya


Keneth Marende Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Kenya ayaa ku dhawaaqay in Faarax Macallin oo ka tirsan xisbiga mucaaradka loo doortay guddoomiye ku xigeen baarlamaanka Kenya. ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 16,2025

Goobihii xalay dagaalada ay ka dhaceen oo saakay degen.


Goobihii ay xalay dagaalada ka dhaceen ee degmooyinka Huriwaa, Yaaqshiid iyo Deyniile ayaa degen, sida ay sheegayaan wararka laga helayo halkaasi. Wararka ayaa sheegayaan  in saakay ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 16,2025

Gurigii Cabdi Waal oo xalay Bam lagu weeraray.


Waxaa Xalay Bam lagu garaacey gurigii Cabdi Nuure SIyaad oo ka tirsanaa xubnihii dhisay isbahaysigii la dagaalanka argagixisada oo kol hore Muqdisho ka jirey, loogana ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 16,2025

Midka mid ah mas’uuliyiinta degmada X/Jajab iyo Xaaskiisa oo xalay la weeraray.


Waxaa xalay gurigiisa lagu weeraray mid ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Ibraahim Geedoow oo ah gudoomiyaha waaxda horsed ee degmada ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 16,2025

Xariga Weriyihii BBC-da oo uu ka hadley gudoomiyaha Hiiraan.


Xarigii xalay maqribnimadi loo geystey weriyihii Idaacada BBC-da qeybta Afka SOomaaliyeed, waxaa ka Hadley gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay in ay tahay mid sharci ah. Yuusuf ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Macaanow Xaaji

best Sports Writer