header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031




January 13, 2025



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 13,2025

War deg deg ah: dagaal Caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho iyo mid iminka socda.


Dagaal madaafiic la isku adeegsanayo ayaa iminka ka soconaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyada oo dagaal kalena uu dhacay caawa fiidkii. Wararka ayaa sheegaya ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 13,2025

War deg deg ah:Maamulka goboleedka Puntland oo goor dhoweyd sheegay in dagaal ay uga soo horjeedaan Al-Shabaab.


Wararka laga helayo magaalada Boosaaso oo ah xarunta gobolada Bari ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi lagu qabtay shir jaraa’id oo looga Hadley dagaalo ka ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 13,2025

Afhayeenka ciidamada booliiska oo ku eedeeyay saxaafada qaarkood in ay la shaqeeyaan hay’ado sirdoon.


Afhayeenka ciidamada booliiska dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed Shaac-Shaac ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan hay’ado sirdoon.Wuxuu sheegay in ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 13,2025

Afhayeenkii Ahulu-Sunna oo xalay Baydhabo lagu diley.


Wararka laga helayo magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi lagu diley xalay labo nin oo midkood uu ahaa Afhayeenka Ahlu ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 13,2025

Dagaal Xalay saqdii dhexe ka dhacay agagaarka warshada baastada.


Dagaal la isku adeegsadey hubka fud-fudud iyo madaafiic ayaa xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.Iska hor imaadka ayaa u ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 13,2025

Qarax ka dhacay Isgoyska Degmada H/Wadaag.


Qarax la sheegay in uu ka dhashay miino nooca dhulka la geliyo ayaa goor dhoweyd oo saakay ah ka dhacay isgoyska Howl wadaag ee magaalada ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 13,2025

Howl gallo ka soconaya agagaarka warshada Caanaha kadib markii xalay iska horimaat ....


Ciidamada dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed ayaa iminka howl gal ka wada agagaarka warshadii hore ee caanaha.Ciidamo aad u faro badan ayaa saakay arrnimadii hore lagu ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Macaanow Xaaji

best Sports Writer