header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031




January 07, 2025



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By Boondheere Boondheere on Jan 07,2025

Isbaheysiga ciidamadiisa oo qabsaday tuulada Iidaale oo kaabiga u saaran Baydhabo


Soomaaliya 08/01/2025 War rasmi ah oo aan ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo ayaa website Somalidaxorta u sheegay in tuulada Iidaale oo inyar u jirta ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 07,2025

Askari ka tirsan dowlada federaalka oo askari kale diley.


Askari ka tirsan dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed ayaa diley askari kale oo ciidamada booliiska ka tirsan saakay.Wararka ayaa sheegaya in dilkan uu ka dhacay deegaanka ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 07,2025

Madaxweyne Yuusuf oo sheegay in uusan wada hadal la yeelan Riyaale.


Col: C/laahi Yuusuf Axmed, madaxweynaha dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa sheegay in wax wada hadalo ah aysan yeelan isaga iyo madaxweynaha maamulka isku magacaabey Somaliland, ... [full story]


By Boondheere Boondheere on Jan 07,2025

Qormo-bulshadeed xiisa leh...Arday tuur leh iyo Idaa-waqaca...!!


 Marxaladda Caruurnimo ee ay Ardadu weli ku jiraan Dugsiga Quraanka, waxaa ay la kulmaan Dhacdooyin la-yaab iyo xiisa gooni ah leh. Kuwaas oo ku tacalluqa ... [full story]


By Boondheere Boondheere on Jan 07,2025

War-saxaafadeed : Xildhibaan Sulaymaan Colaad Rooble ‘’Mowliid Macaane iyo Cabdulaahi Yusuf labadii xaq daro ku heshiisa xaqa ayay ku diriraan"


Casmara 07.01.2025 Mowliid Macaane marka shaqsiyadiisa wax u waayo ayuu jareer sheegaa in la khadiyay, laakiin hadiiba isaga wax loo laaco intay doonta ha ahaatee ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 07,2025

Prof: Dalxa oo ka jawaabey hadal ka soo yeeray Mowliid Macaani.


Prof: Maxamed Cumar Dalxa, gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha baarlamaanka federaalka kmg-ka SOomaliyeed ayaa ka Hadley hadal dhowaan uu sii daayey Mowliid Macaani Maxamuud ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 07,2025

Prof: Geedi oo sheegay in uu yahay musharax u taagan doorashada 2009-ka.


Prof: Cali Maxamed Geedi, ra’iisal wasaarihii dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed ayaa sheegay in uu yahay musharaxa u taagan doorashada madaxweynaha sanadka 2009-ka.“Horta alaha na gaarsiiyo ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 07,2025

Rasaas laga maqlayo agagaarka saldhiga H/Wadaag.


Rasaas u badan kuwa ka dhacaya qoryo gacmeedyo ayaa laga maqley agagaarka saldhiga degmada Howl wadaag, Gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in kooxaha ka horjeeda dowlada ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 07,2025

Weriye Shidane Dabaan oo maalintii afaraad xabsi ku jira.


imageMaxamed Shidane dabaan oo ka mid ahaa weriyeyaashii ka howl galayay wargeyska Codka Banaadir ee ku hadla afka gobolka ayaa maalintii sedexaad xabsi ku jira. Ma ... [full story]


By Alibaaba al_mujaahid on Jan 07,2025

Xildhibaano qorsheynaya in xukuumada cusub laad ay ku dhuftaan.


Qaar ka mid ah xildhibaanada ku jira golaha baarlamaanka federaalka kmg-ka SOomalaiyeed ayaa lagu soo waramayaa in ay wadaan qorshe ay doonayaan in ay ku ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Alibaaba al_mujaahid

I'm the best ever