Hadaba waxaa xusid mudan in halkan aan ku soo gudbino taariikhda tartankani iyo habka uu ku curtay.
Tartankii 1aad 1957 Suudaan:
Tartank wuxuu furamy bisha febreaayo 10, 1957 waxaan ka qeyb galay 3 kadib markii laga reebay wadanka koonfurta Afrika midab takoor darted sadexda waddan waxey kala yihiin:
1- Masar 2- Suudan 3-Ethiopia
Waxaana tartanka ku guuleystay wadanaka Masar 00 kaga adkaatay 2da kulan ee la yeelatay Sudaan 2-1 iyo Ethiopia 4-0
Tartankii 2aad 1957 Egypt:
Tartankan waxaa ka qeyb galay isla sadexdii wadan ee ka qeyb galay kii kowaad oo kala ah:
1- Masar 2- Suudan 3-Ethiopia
Waxaana tartanka ku guuleystay wadanaka Masar 00 kaga adkaatay 2da kulan ee la yeelatay Sudaan 2-1 iyo Ethiopia 4-0
Tartankii 3aad 1957 Ethiopia:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 4 wadan oo kala ah:
1- Masar 2- Ethiopia 3- Tunis 4- Uganda
Waxaa wada ciyaaray Ethiopia iyo Tuunis 4-2 Ethiopia ayaa ku guuleysatay. ka dibna Masar iyo Uganda 2-1 Masar ayaa ku guuleysatay waxaan ciyaartii finalka waxaa ku looltamay Ethiopia iyo Masar waxeyna 90 daqiiqo ku dhamaatay 0-0 markii lagu daray waqti dheeraad ayaa Ethiopia ku badisay 4-2 kaalinta sadexaad waxaa galay Tuunis oo ka adkaatay Uganda 3-0.
Tartankii 4aad 1963 Ghana:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 6 wadan oo kala ah:
1- Masar 2- Ethiopia 3- Tunis
4- Ghana 5- Nigeria 6- Sudan
Kooxahani waxaa loo qeybiyay labo “Groups” Ghana, Tunis iyo Ethiopia ooh al “Group A” ah iyo Masar, Nigeria iyo Sudan oo iyagana “Group B”.
Waxaa ku guuleystay koobka Ghana ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Sudan 3-0 kaalinta sadexaad waxaa gashay Masar oo kaga adakaatay Ethiopia 3-0.
Tartankii 5aad 1965 Tunis:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 6 wadan oo kala ah:
1- Masar 2- Senegal 3- Tunis
4- Ghana 5- Ivory Coast 6- Congo
Waxaa ku guuleystay koobka Ghana ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Sudan 3-2 kadib markii lagu daray waqti dheeraad kaalinta sadexaad waxaa gashay Ivory Coast oo kaga adakaatay Senegal 1-0.
Tartankii 6aad 1957 Ethiopia:
Tartankani waa markii ugu horeeysay ee ka qeyb galaan 8 wadan oo kala ah:
1- Ghana 5- Algeria
2- Ethiopia 6- Congo Kinshasa
3- Ivory Coast 7- Congo Brazzaville
4- Uganda 8- Senegal
Waxaa ku guuleystay koobka Congo Kinshasa ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Ghana 1-0 kaalinta sadexaad waxaa gashay Ivory Coast oo kaga adakaatay Ethiopia 1-0.
Tartankii 7aad 1970 Sudan:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Ghana 5- Masar
2- Sudan 6- Congo Kinshasa
3- Ivory Coast 7- Guinea
4- Cameroon 8- Senegal
Waxaa ku guuleystay koobka Sudan ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Ghana 1-0 kaalinta sadexaad waxaa gashay Masar oo kaga adakaatay Ivory Coast 3-1. Waxaa halkaasi ka soo shaac baxay cayaaryahaankii ugu khatarsanaa oo reer Ivory Coast la oran jiri “Laurent Boco” oo dhaliyay 8 goal taasi oo loogu daraayo goolashii oo uu dhaliyay tartankii kan ka horeeyay oo uu dhaliyay 6 goal oo u ka dhaliyay 5 goal cayaartii ay la ciyaareen Ethiopia.
Tartankii 8aad 1972 Cameroon:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Morocco 5- Zaire
2- Sudan 6- Kenya
3- Ivory Coast 7- Mali
4- Cameroon 8- Togo
Waxaa ku guuleystay koobka Congo Kinshasa ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Mali 3-2 kaalinta sadexaad waxaa gashay Cameroon oo kaga adakaatay Zaire 5-2.
Tartankii 9aad 1974 Masar:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Masar 5- Zaire
2- Uganda 6- Guinea
3- Ivory Coast 7- Mauritius
4- Zambia 8- Congo
Waxaa ku guuleystay koobka Zaire ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Zambia 2-0 cayaarta finalka waxaa la ciyaaray 2 jeer markii ugu horeeyayay is mari waayeen 2-2 marlabaad ayaa lagu celiyay ciyaartaasi. kaalinta sadexaad waxaa gashay Masar oo kaga adakaatay Congo 5-2.
Tartankii 10aad 1976 Ethiopia:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 7 wadan oo kala ah:
1- Masar 5- Sudan
2- Ethiopia 6- Zaire
3- Nigeria 7- Morocco
4- Uganda
Waxaa ku guuleystay koobka Morocco.
Tartankii 11aad 1978 Ghana:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Ghana 5- Uganda
2- Zambia 6- Morocco
3- Nigeria 7- Tunis
4- Congo 8- Upper Volta (Burkina Vaso)
Waxaa ku guuleystay koobka markii sadexaad Ghana ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Uganda 2-0.
Tartankii 12aad 1980 Nigeria:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Masar 5- Ghana
2- Nigeria 6- Algeria
3- Tanzania 7- Guinea
4- Ivory Coast 8- Morocco
Waxaa ku guuleystay koobka Nigeria kaalinta sedaxaad waxaa galay Morocco ka dib markii ciyaartii ay kaga adkaatay Masar 2-0.
Tartankii 13aad 1982 Libya:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Libya 5- Nigeria
2- Tunis 6- Algeria
3- Cameroon 7- Zambia
4- Ghana 8- Ethiopia
Waxaa ku guuleystay koobka markii afaraad Ghana ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Libya 8-7.
Tartankii 14aad 1984 Ivory Coast:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Ivory Coast 5- Nigeria
2- Togo 6- Algeria
3- Cameroon 7- Ghana
4- Masar 8- Malawi
Waxaa ku guuleystay koobka markii ugu horeeyay Cameroon ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Nigeria 3-1. Kaalinta sedexaad waxaa galay Algeria oo ciyartii kaga adkaadya Masar 3-1.
Tartankii 15aad 1986 Masar:
Tartankani waxaa ka qeyb galay sideet wadan oo kala ah:
1- Masar 5- Zambia
2- Senegal 6- Morocco
3- Ivory Coast 7- Algeria
4- Mozambique 8- Cameroon
Waxaa ku guuleystay koobka Masar ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Cameroon 5-4 “Penalty Kicks”. Kaalinta sedexaad waxaa gashay Ivory Coast oo ciyartii kaga adkaadya Masar 3-2.
Tartankii 16aad 1988 Morocco:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Morocco 5- Zaire
2- Masar 6- Ivory Coast
3- Algeria 7- Cameroon
4- Kenya 8- Nigeria
Waxaa ku guuleystay koobka Cameroon dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Nigeria 1-0. Kaalinta sedexaad waxaa gashay Algeria oo ciyartii kaga adkaadya Morocco 4-3 “Penalty Kicks”.
Tartankii 17aad 1990 Algeria:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Algeria 5- Cameroon
2- Nigeria 6- Zambia
3- Senegal 7- Masar
4- Ivory Coast 8- Kenya
Waxaa ku guuleystay koobka markii ugu horeeysay Algeria dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Nigeria 1-0. Kaalinta sedexaad waxaa gashay Zambia oo ciyartii kaga adkaadya Senegal 1-0.
Tartankii 18aad 1992 Senegal:
Tartankani waxaa ka qeyb galay 8 wadan oo kala ah:
1- Senegal 5- Zambia
2- Ivory Coast 6- Masar
3- Cameroon 7- Algeria
4- Ghana 8- Morocco
Waxaa ku guuleystay koobka Ivory Coast dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Ghana 11-10 “Penalty Kicks”
Tartankii 19aad 1994 Tunis:
Waxaa ku guuleystay koobka Nigeria ka dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Zambia 2-1. Waxaa halkani xusid mudan kooxda Zambia oo kaga qeyb gashay ciyaaraha kooxda “Juniors” ka dib markii ay qaraxday diyaaradii ay la socdeen kooxda qaranka ee Zambia waxaana ku jiray ciyaartoy ay Soomlida aad u jeclaayeen lana oran jiray “Chitalo”.
Tartankii 20aad 1996 South Africa:
Tartankani waxey ahayd iney ka qeyb galaan 16 koox lakin nasiib darro Nigeria ayaa ka cudur daaraty nabad gelyo awgeed taasoo ay keentay in laga reebo tartank ku xiga ineysan ka qeyb geli Karin.
Waxaa ku guuleystay koobka South Africa dib markii ay ciyaartii finalka ay kaga adkaatay Tunis 2-0.
Tartankii 21aad 1998 Burkina Vaso:
Tartankani waxaa markii ugu horeeysay ay ka qeyb galay 16 wadan kooxaha waxaa loo kala qeybiyay 4 “Groups” waxaa koobka ku guuleystay markii afaraad Masar oo kaga adkaatay cayaartii finalka South Africa 2-0. guushani ay soo hoyeen kooxda Masar waxeey la bar bar dhac la noqotay Ghana oo iyada 4 jeer hore ugu guuleysatay koobkani.
Tartankii 22aad 2000 Ghana iyo Nigeria:
Tartankani waa kii ugu horeeyay oo lagu qabto 2 wadan. Tartankani markiisa hore waxaa loogu talo galay in lagu qabto wadanka Zimbabwi waxey la daahday diyaar gelinta ciyaaraha sida awgeed waxaa lagu qabta Ghana iyo Nigeria.
Waxaa tartankani ku guuleystay Cameroon ka dib markii cayaartii finalka ay kaga adkaatay Nigeria 4-3 “Penalty Kicks”.
Tartankii 23aad 2002 Mali:
Waxaa tartankani ku guuleystay Cameroon ka dib markii cayaartii finalka ay kaga adkaatay Senegal 3-2 “Penalty Kicks”. Waana markii 2aad isku wada xiga ay ku guuleysato Cameroon. guushani ay soo hoyeen kooxda Cameroon waxeey la bar bar dhac la noqotay Ghana iyo Masar oo iyagu 4 jeer hore ku guuleysatay koobkani.
Tartankii 24aad 2004 Tunis:
Waxaa tartankani markii ugu horeeyay ku guuleystay Tunis ka dib markii cayaartii finalka ay kaga adkaatay Morocco 2-1. guushani ay soo hoyeen kooxda Tunis waxeey u noqotay tabaraha kooxda “Roger Lumier” tabarahii ugu horeey ee isku qaada 2 tartan qaradood France “European Cup” iyo Tunis “African Cup”.
Tartankii 25aad 2006 Masar:
Waxaa tartankani markii 5aad ku guuleystay Masar ka dib markii cayaartii finalka ay kaga adkaatay Ivory Coast 4-2 “Penalty Kicks”. Kaalinta 3aad waxaa gashay Nigeria oo ka adkaatay Senegal 1-0.
Download the original attachment
Wins | Nation | Year(s) |
5 Times | Egypt | 1957, 1959, 1986, 1998, 2006 |
4 Times | Ghana | 1963, 1965, 1978, 1982 |
4 Times | Cameroon | 1984, 1988, 2000, 2002 |
2 Times | Congo DR | 1968, 1974 |
2 Times | Nigeria | 1980, 1994 |
1 Time | Ethiopia | 1962 |
1 Time | Congo | 1972 |
1 Time | Côte d'Ivoire | 1992 |
1 Time | Algeria | 1990 |
1 Time | Morocco | 1976 |
1 Time | South Africa | 1996 |
1 Time | Sudan | 1970 |
1 Time | Tunisia | 2004 |
Prepared By: Mohamed Ali Haji Sheikhey
writer email: [email protected]