header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




November 20, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Nov 20,2024

Muslimiinta Kenya oo ku eedeeyay dowladda Kibaki masaafuriskii qaxootiga Soomaalida


Dowladda Kenya ayaa lagu eedeeyay in ay xadgudub ku sameysay xuquuqda qaxooti Soomaaliyeed oo ay dowladda Kenya si qasab ah uga masaafurisay dalkeeda maalintii Talaadada. ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 20,2024

Dowladda Itoobiya oo dalbatay ciidamo nabad ilaalin ah oo loo diro Soomaaliya


Dowladda Itoobiya ayaa beesha caalamka ka dalbatay in ciidamo nabad ilaalin ah loosoo diro Soomaaliya. ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 20,2024

Wasiirkii hore ee Arr. Gudaha Puntland, Kornaylka Axmed Cabdi Xaabsade ayaa shalay gaarey magaalada


Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade iyo wafdi uu hoggaamibnayey oo ka soo kicitimay magaalada Laascaanood, isla ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 20,2024

Wakiilka QM ee Somaliya oo xaaladda dalka ku tilmaamay tii ugu xumeyd ee Qaaradda Afrika.


Wakiilka Xoghayaha guud ee QM ugu qaabilsan arrimaha Somaliya Ahmedou Ould-Abdallah ayaa shaaca ka qaaday ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 20,2024

Wasiirka Arimaha dibada Ethopia mr: Seyoum Mesfin Aqriso hadalkiisa Ciidankeena uma joogaan Somaliya in ay Caano Cabaan,balse howl qaran bay ku jiraan


Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi Itoobiya ayaa gaashaanka u daruuray wararka sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan dalka Somaliya ay iska gumaadaan shacabka rayidka ah ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 20,2024

Maxaad ka taqaan khatarta aay bani adamka u leedahay Shiishadda? anti-tobacco agency (OFT)


Halkii shiishad ee uu qofku cabo ama uu dhuuqo waxay soo deysaa sunta loo yaqaan carbon monoxide u dhiganta 70 xabo oo sigaar ah sidaa ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 20,2024

M/weyne C/Yuusuf oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya r/wasaaraha


Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan in madaxweyne C/llaahi Yuusuf ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 20,2024

Golaha Ammaanka ee Q. M. oo ku baaqay in ciidamo nabad ilaalin ah loo diro Soomaaliya


Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku gacan seyray qorshe uu dhowaan ku baaqay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban-ki-Moon.Kulan uu galabnimadii Isniinta yeeshay gollaha ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author