header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




November 18, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Nov 18,2024

Madaxweyne Yuusuf oo magaalada Baydhaba ka wada kulamo wadatashi ah oo la xiriira magacaabidda Ra’ii


Madaxweynaha Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa tan iyo markii uu dib ugu soo laabtay magaalada Baydhaba waxa uu kulamo kala duwan la yeelanayey qabaa’illada beelaha ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 18,2024

Kooxo wata dareeska ciidammada dowladda KMG ah oo xalay toogasho ku dilay guddoomiyihii laanta Xaawotaako


Marxuumkan oo lagu magacaabi jiray Xuseen Xasan Yuusuf ayaa xalay fiidkii rag wata dareeska ciidammada dowladda kmg ah oo noociisu ahaa cagaar waxay ku toogteen ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 18,2024

Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta oo Sucuudiga u aaday arrimaha Somaliya.


Wafdi ballaaran oo ka socda Ururka Jaamacadda Carabta isla markaana uu hogaaminayo Wakiilka arrimaha Somaliya u qaabilsan Samiir Xusni ayaa gaaray dalka Sucuudiga si halkaasi ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 18,2024

Xaruntii Qanyare oo noqotay xarun ciidan


Ciidamada Itoobya iyo kuwa dowladda federalka ee dhawaanahaan howlgalada ka waday deegaanka Gubta degmada Dayniile ayaa maanta si rasmi ah fariisin uga dhigtay xaruntii Xildibaan ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 18,2024

Banaanbax looga soo horjeeda xasuuqa Xamar oo ka dhacay Oslo, Norway(Daawo sawirada


Banaanbax balaaran oo ay soo qaban-qaabiyeen Jaaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Norwey,tiradoodana lagu qiyaasay 550-qofood ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha ka soo horjeeda Safaarada ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author