header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930




November 16, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Nov 16,2024

CIYAARTII MAANTA XULKA QARANKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYA OO (1 – 0) LOOGU AWOOD SHEEGTAY


Qaranka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa muujiyay ciyaar aad u qurux badan, in kasta oo taageerada taageerayaasha xulk kubadda cagta Jabuuti ay kaalin ka qaateen dhiiri ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 16,2024

Taliyihii Nabad Sugida degmada Yaaqshid oo Suuq Bacaad lagu toogtay Salaadii Jumcaha kadib.


Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa goor dhaweyd markii Salaadda Jumcaha laga soo baxay waxaa ay toogteen Taliyihii ugu sareeyya Nabad sugida degmada Yaaqshid Xasan Cabdi ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 16,2024

Max'ed Dheere oo wajahay magaalada Baydhabo laguna wado halkaasi in uu kula kulmo Madaxweynaha iyo Xildhibaanada Baarlamanka.


Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere ayaa socdaal saaka ugu ambabaxay magaalada Baydhabo ee fariisimaha Xukuumadda Federaalka Somaliya iyadoona ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 16,2024

Baarlamanka Midowga Yurub oo shaaciyay in lala xisaabtamo doono dadka ku lugta leh danbiyada dagaal ee Somaliya.


Baarlamanka Midowga Yurub oo shalay kulan isugu yimid ayaa sheegay in Lala xisaabtami doono dhamaan shaqsiyaadka iyo xubnaha ku lugta leh danbiyada dagaal ee ka ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author