header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031



WidgetBucks - Trend Watch - WidgetBucks.com
Somali BBC
Somali Linkz

Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Shil ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe oo qof uu ku dhintay 6-kalena ay ku dhaawacmeen.

Your Ad Here

By saadaam on December 10,2024

image

Hal qof ayaa geeriyooday in kabadan 6-qofna wey dhaawacmeen kadib markii gaari ay la socdeen dadkaas uu ku qalibmay deegaanka Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe.

Gaariga qalibmay oo ahaa gaari rakaab ah ayaa la sheegay in rogmashadiisa ay timid markii darawalkii gaariga uu xukumi waayey isteerinka gaariga, taana ay keentay in gaarigu uu qalibmo

Xaaladda caafimaad ee labo kamid ah dadka ku dhaawacmay shilkaasi baabuur ayaa laga deyrinayaa kuwaas oo dhaawacooda loo soo qaaday isbitaalada magaalada Muqdisho.

Shilalka inta badan ka dhaca qeybo ka mid ah gobolada dalka ayaa waxaa sababa darawalada gaadiidka oo si xowli ah u wada iyo waddooyinka ay isticmaamalayaan gaadiidkaas oo si weyn u burbursan.

Bilaajo.com
Xafiiska wararka Muqdisho.


33 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 0 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author