Iska horimaadkaan oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxa uu u dhaxeeyay ciidamada Ethiopia iyo xoogagga ka soo horjeeda dowladda KMG ah.
Iska hor imaadkan ayaa waxa la isu adeegnayaa hubka noocyadiisa kala duwan, iyada wararka iminka naga soo gaarayo deegaankaasina ay sheegayaan in ciidamada Itoobiya ay inta badan kasoo baxeen halkaasi.
Goob jooge ku sugan halkaasi ayaa soomaalinews.com u sheegay in iska hor imaad uu hadda ka socdo halkaasi, iyada oo aan la ogeyn karin khasaaraha ka dhashay iska hor imaadkan oo weli socdo.
Halkaan ka dhageyso