header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031



WidgetBucks - Trend Watch - WidgetBucks.com
Somali BBC
Somali Linkz

Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Waan maqlayaa waxa aduunka laga sheegayo, caafimaadkeyguna waa OK! M/weyne C/laahi Yuusuf oo ka hadlay cafimadkisa(Dhageeyso)

Your Ad Here

By saadaam on December 06,2024

Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo ku sugan Isbitaal ku-yaal Magaalada Neyroobi ayaa ka warbixiyay xaaladiisa caafimaad,kadib marki ay soo baxeen wararka sheegaya inuu geeriyooday ama uu galay suuxdin-dheer (Kooma).

 

- Dhageyso Wareysi idaacadda VOA la yeelatay  

 

"Xaaladeydu caafimaad aad bay u wanaagsan-tahay waxa Aduunka laga sheegayaa waan maqlayaa waa markii sadexaad oo aan dhageysto anigoo nool inaan dhintay marka khuraafaadka la sheegayo dhag ha u dhigina", ayuu yiri Madaxweynaha ooka jawaabay warar la isla-dhexmaray maalmahan oo sheegay inuu caafimaadkiisa aad u liito.
Madaxweynaha oo la weydiiyay inay jirto in Isbitaal loola cararay caafimaadka oo aad u xun darteed ayaa ku jawaabay:

"Sida loo sheegayo oo la yiri (Kooma) ayuu ku-jiraa iyo waa dhintay ma`aha ee hadii aad wax dareento waa inaad Dhaqtar tagtaa, waad ogtahay sanad-kasta inaan tago baaritaan caafimaad", ayuu ugu jawaabay madaxweynaha wariyihii wareysanayay.

Madaxweynaha ayaa qosol iyo dhool-cadeyn kaga jawaabay su,aal la weydiiyay oo ku saabsan codkiisa sida uu yahay wuxuuna ku jawaabay:

"Ehehehehe (Qosol) waan ku garanayaa hadalkeyga hadaad beensato Dad baad ma qashiineysaa hadalkeyga waan ku garanayaa (Weriye) ee hadalkeyga iyo arageyga waa isku-mid", ayuu yiri madaxweyne C/laahi Yuusuf.

Wareysiga oo dhameystiran oo uu Madaxweynuhu kaga hadlayo sababta keentay in qaar ka mid ah Xukuumada Reysalwasaare Nuur-Cade ay iscasilaan iyo warar kale oo xiiso leh ka dhageyso halkan:


240 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 1 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

shiiqunaai shiiqunaa

best ever Writer