header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031



WidgetBucks - Trend Watch - WidgetBucks.com
Somali BBC
Somali Linkz

Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Madaafiic xoogan oo Maanta Muqdisho kusocota.

Your Ad Here

By Boondheere Boondheere on December 03,2024

Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay madaafiic Xoogan oo ay kusoo tuurayaan Xaafado kamid ah Magaalda Muqdisho.
Daryanka Madaafiicda ayaa waxaa laga maqlayaa xaafado badan oo kamid ah Muqdisho, waxaana si aad ah loogu garaacayaa Madaafiicda Xaafadda Suuqa Xoolaha iyo Sidoo kale Degmada Yaaqshiid, halkaasi oo ay kusugan yihiin dagaal yahannada kasoo horjeeda dowladda federaalka.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa la sheegaya in ay madaaficdaasi kasoo tuurayaan meelo kala duwan oo ay ka fadhiyaan magaalada Muqdsiho waxaana kamid ah goobahaasi Xerada Maslax, Isbartiibada Muqdisho Stadium, iyo xarun ay dhowaan ka sameysteen w/muqdisho gaar ahaan xaafad katirsan Degmada Kaaraan iyo goobo kale.

Muqdisho in maanta Madaafiic lagu garaaco ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii weeraro kala duwan lagu qaaday Ciidamada Itoobiyaanka oo kujira dhowr xero oo Muqdisho kutaalla iyo sidoo kale markii lagu weeraray Hoobiyeyaal oo ay garan waayeen goobaha laga soo jiro, waxaana arrintasi ay dhalisay in ay weerar xoogan ku qaadaan Guud ahaan xaafado kamid ah Degmada Heliwaa.

 


255 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 3 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

shiiqunaai shiiqunaa

best ever Writer