header Home |
Search the Site   Advanced Search »
Somali BBC
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031

Newsletter
Subscribe to newsletter:
Somali Links



Diyaarad Siday Ciidan Ugandhaysa Ah Oo Shalay Dalkooda Dib Loogu Celiyey | Diyaarad sidday ciidamada cadowga ah ee Yugaandha oo madfac lala helay | Kuwait oo ku gacan seyrtay dhaqaale ay siiso dagaal ooge C/laahi Yuusuf | Amiirka Dalka Kuweyt Amir Sheikh Sabah oo maanta Qasrigiisa (Bayan Palace)si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Soomaaliya | Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka oo dil ku xukumanaa Maantana lagu fulin lahaa oo ku baxsaday goobtii Fulinta Xukunka!!!!!!

Headlines

By bilaajo March 10,2025
Wararka ka imaanya Kampala caasimadda Ugandha ayaa sheegaya in diyaarad siday ciidanka reer Ugandha oo ku socotay Muqdisho shalay dib loogu celiyey garoonka diyaaradaha ee Entebbe airport. Dib u celinta ...
back pause forward Full story »

Latest News

By bilaajo on March 10,2025

dagaal kala shaki ah oo dhex maray Dowladda Federaalka Ciidamadooda.


imageWararka aanu ka heleyno Saldhig Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in ugu yaraan Hal qof uu ku geeriyooday halka labo ... [full story]


By bilaajo on March 10,2025

Ciidamada Midowga Africa kuwa kajooga Soomaaliya ee Uganda oo Shaaciyay in ay gacanta kusoo dhigeen Miino meel loogu aasay.


imagePaddy Ankunda oo ah Afhayeenka Ciidamada Uganda ayaa sheegay in xeryahooda kaliya aysan ku ekaan doonin oo Ciidamadooda ay tagi ... [full story]


By bilaajo on March 10,2025

Qeybo kamid ah W/muqdisho oo saakay dagaalo laga soo sheegayo iyadoo khasaaraha aanu weli la garan Karin.


image Wararka aanu ka heleyno Duleedka Waqooyiga Muqdisho ayaa sheegaya in Iska horimaad hubeysan saakay aroortii uu ku dhex maray Duleedka ... [full story]


By bilaajo on March 10,2025

hal qof ayaa ku geeriyooday mid kalena waa uu kudhaawacmay Qarax xalay ka dhacay Warshaddii hore ee Baastada.


Qarax ayaa ka dhacay Habeenimadii xalay xaruntii hore ee warshaddaa Baastada halkaasi oo ay ka dhalatay Dhimashada hal qor iyo ... [full story]


By bilaajo on March 07,2025

Weerarkii ugu horeeyay oo si fool ka fool ah Caawa loogu qaaday Ciidamada Wadanka Uganda ee duullaanka ah ee Muqdisho soo gaaray.


Waxaa caawa maqribnimadii Weerar lagu qaaday Kolonyo Ciidamo Ugandes ah oo iyagu kusoo duulay Dalka Soomaaliya kuwaasi oo jidka loo ... [full story]


By bilaajo on March 07,2025

ciidamada ugandha oo caawa lagu weraray gudaha magalada moqdisho


qaar kamid ah ciidamada ugandheeska ee maalintii shalay soo gaaray magalada moqdisho ayaa caawa kooxo hubeysan oo la garaneynin waxa ... [full story]


By bilaajo on March 07,2025

Dagaal Shalay gelinkii dambe Xaafadda Shiir kole kudhex maray Ciidamada Itoobiyaanka iyo koox aan la garan oo sababay dhimasho iyo dhaawac.


imageska hor imaad ayaa shalay gelinkii dambe kudhex maray Xaafadda Shiir kole ee Magaalada Muqdisho Ciidamada Itoobiyaanka oo ay wehliyaan ... [full story]


By ali baasha on March 06,2025

Qeybtii ugu horeysay oo ka mid ah ciidamada Yugandha oo ka soo degay Garoonka Muqdisho


Qeybtii ugu horeysay oo ka mid ah ciidamada Yugandha oo ka soo degay Garoonka MuqdishoDayuurad sida cutubyadii ugu horeeyey ee ... [full story]


Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author

More News