Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia Cali Max'ed Gedi ayaa maanta ku amray ciidamada dowladda in gacan bir ah ay ku qabtaan dadka falGeedi oo ...
Dadkii ka qaxay muqdisho gaar ahaan degaanadii ay dagaaladu ka dhaceen ayaan walaac ka muujiyay dib ugu soo laabashada degaamadoodii iyagoo ka casi qab in ...
Ciidamada Midowga Africa Ka Socda ee Ku Sugan Muqdisho ayaa maanta markii ugu Horeysay Socod Ka Billaabeen Magaalada Muqdisho iyagoo Soo booqdey Meelihii ay dagaaladu ...
Iyadoo Dowladda KMG horay u sheegtay in ay mamnuucday Dhoofinta Dhuxusha iyo Xaalufinta Dhirta ayaa wararka ka imaanaya Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/hoose waxa ay ...
Hay'adda Xuquuqda Aadanaha ee AMNESTY International ayaa ku eedeysay Dowladda Kenya in ay si cad ugu tumanayso Xuquuqda Qaxootiga Soomaalida ah ee ku go'doonsan xadka ...
Maraakiib Kaluumeysi oo ay leeyihiin shirkado fadhigoodu yahay dalka Thailand ayaa lagu soo waramayaa in ay kooxo maleeshiyo beeleed ah ku qafaasheen xeebaha Puntland ee ...