header
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031




Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Qarax weyn oo ka dhacay degmada Jilib oo qasaaro weyn geestay

By b1laajo on May 08,2025

Qarax Bam Oo Ka dhacey Magaallada Jilib ee Gaobolka Jubada Dhexe ayaa sababay Dhaawaca caruur, ka dib markii ay ku cayaareen bamkaasi.

 

Sida ay ku warameen Mas’uuliyiinta Degmadaasi ayaa waxaa dhaawac soo gaarey illaa iyo 3 ruux taasoo ka dambeysey markii ay garaaceen Bamkaasi caruurta oo ugu dambeyn keentey in ay ku qaraxdo.

 

Waxaa jira Qeylo dhaan soo yeereysa oo ku aaddan in laga feejignaado meellihii ay dagaallada ka dhaceen sanadooyinkii ugu dambeeyey, iyadoo falkaanina aanu aheyn Kii ugu horeeyey oo ka dhaca gudaha waddanka Somalia.

 


136 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 3 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed