header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31




November 30, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Nov 30,2024

Halkee ku dambeeyay Nabaddoon Axmed Diiriye - Waase sidee xaaladiisa caafimaad?


Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo sadexdii todobaad ee lasoo dhaafay ku jiray gacanta ciidamada Itoobiya ayaa laga deyrinayaa xaaladiisa caafimaad.Nabaddoonka oo ah oday dhaqameed Soomaaliyeed ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 30,2024

Qaraxyo xoogan iyo rasaas ka dhacday Duhurnimadii maanta Suuqa Bakaaraha.


imageSuuqa weyn ee Bakaaraha ayaa duhurnimadii maanta waxaa ka dhacay qaraxyo xoogan iyo sidoo kale rasaas aad u xoogan oo ay isweydaarsanayeen maleeshiyada dowladda iyo ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 30,2024

Jaaliyadda Ingriiska oo xaflad soo dhaweyn ah u qabtay Nuur Caddeqadka teltphone ka (Daawo sawirada)


Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Engriiska Gaar ahaan magalada Madaxda Labaad ee Birmingham ayaa ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 30,2024

Madaxweynaha DKG C/Yuusuf oo u qayilay qaarkamid ah maamulka gobolka Baay


Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in madaxweynaha dowlada KMG ah C/laahi Yuusuf uu ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author