header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031



WidgetBucks - Trend Watch - WidgetBucks.com
Somali BBC
Somali Linkz

Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Wadahadalo u socda Nuur CAdde iyo qeybo ka mid ah odayaasha beelaha Hawiye.

Your Ad Here

By Alibaaba al_mujaahid on January 20,2025

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in wadahadalo ay u soconayaan Ra'iisal wasaaraha dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed Nuur Xasan Xuseen (Nuur-Cadde) iyo qaar ka mid ahodayaasha midnimada iyo dhaqanka beelaha Hawiye.

 

Wararka ayaa sheegaya in ay socdaan dadaalada lagu wada hadalsiinayo odayaasha iyo Nuur CAdde, iyada oo wararku ay tilmaamayaan in ay bilowdeen wada hadalo dhinaca isgaarsiinta ah la xiriira arrimaha ka jira Muqdisho iyo sidii loga wada hadli lahaa.

 

Waxaan lagu soo waramayaa in la qorsheynayo in la qabto kulan lagu wada hadalsiinayo labada dhinac, iyada oo ra'iisal wasaaraha uu sheegay in uu wadahadal la galayo dhinacyada ka soo horjeeda dowlada federaalka.

 

Nuur CAdde ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdihso, xarunta gobolka Banaadir oo ah goob ay ka dhacayaan mararka qaar dagaalo iyo weeraro madfaceed.


77 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 1 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
image

Alibaaba al_mujaahid

I'm the best ever