war niman yahow maxaad ka wadwadaan wadhkiisa dee ina yeey waa ina yeey miyuusan aheynba ninkan dadkiiba xasuuqay hadana maalkoodii ku shopingareynaya marka hawiyow wadankiina idinkaa u sii haya dadkiinii oo la leynayo sidaa u daawanaya war meesha ka kaca oo u uun dee isla meel dhiga oo faqash tan meel uun ugasoo hadha guul iyo is af garad baan idin fadhayaa wabilaahi towfiiq!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! (Posted by idoor, January 18, 2008, 11:45 PM)
(Posted by idoor, January 18, 2008, 11:45 PM)