header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031



WidgetBucks - Trend Watch - WidgetBucks.com
Somali BBC
Somali Linkz

Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Xulka Soomaaliya oo saacadaha soo socda gaaraya dalka Tanzania. (Daawo Sawirada)

Your Ad Here

By Boondheere Boondheere on December 06,2024

Xulka qaranka kubada cagta Soomaaliya oo dhawaanahanba ku sugnaa dalka jabuuti ayaa xalay ku hoyday magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, waxaana lagu wadaa in daqiiqadaha inasoo aadan ay ka dhoofaan halkaasi iyagoo gaari doona magaalada Daresalam ee dalka tanzania oo uu dhawaan ka bilaabmayo tartanka xulalka bariga iyo bartamaha Africa.

Xulka Soomaaliya ayaa waxaa la socda masuuliyiin ka tirsan xiriirka oo ay ka mid yihii guddoomiyaha Siciid, xoghayaha C/qani iyo xubin xiriirka ka tirsan oo lagu magacaabo Gaabshe.

 Xulka Soomaaliya ayaa dheeli doona sadex cayaarood,waxaana sadexdaba ku aadan xulal aad u ad adag oo kala ah Tanzania, Kenya iyo Brundi,iyadoo dadka la socda xaaladaha xulka Soomaaliyana ay sheegayaan in laga cabsi qabo in guuldaradii ugu weyneyd ay kala kulmaan cayaaraha kusoo aadan, maadaama xulalka ay ku aadan yihiin ay yihin kuwo dhan kastaba ka dhisan heystana dhiirigelin ku filan, halka xulka Soomaaliya ay si weyn niyada uga dilan yihiin, waxaase la arki doonaa sida ay wax noqdaan.


1036 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 46 votes)
Comments (0 posted)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author