header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031




Email to a friend | Print version | Comments (1 posted)

Qarax xoogan oo Nafti Hurnimo oo ka dhacay Xarun ay Ciidamada Itoobiyanka ku leeyihiin magaalada Baydhabo (Dhageeyso) Allahu Akbar

By bilaajo1974 on October 10,2024

Halkaan ka dhageyso-Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa Caawa Maqribkii lagu qarxiyay xarun ay kusugnaayeen Ciidamada Itoobiya, Weerarkan Caawa lagu qaaday Ciidamada Itoobiya ayaa ka dhacay Xeara Ciidan oo ku taal gudaha magalada Baydhabo.



goob joogayaal kusugan Magaalada baydhabo ayaa noo xaqiijiyay in Weerarkii caawa lagu qaaday Ciidamada Itoobiya uu fuliyay Ruux Naftiisa soo huray islamarkaana udhaadhacay gudaha Xerada halkaas oo uu ku qarxiyay gaari uu watay waxaa Cirka isku shareeray qaac iyo Holac ka dhashay qaraxii caawa ka dhacay baydhabo.


Meesha  qaraxu uu ka dhacay ayaa 300-oo Talaabo u jirto Hotelka Baar-bakiin oo hoy u ah R/wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed geedi oo shalay gaaray magaalada baydhabo.Halkaan ka dhageyso

87 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 4 votes)
Comments (1 posted)
  • WAXAAN SALAAMAYAA DHAMAAN DADWAYNAHA SOOMAALIYEED MEEL WALBA AY JOOGAAN, WAXAANA LEEYAYAY IID-WANAAGSAN. INTAAS KADIB WAXAAN AAD UGU FARAX-SANAHAY GAALADA XABASHIDA AH EE KU DHAMAATAY QARAXAAS,CAAWA,WAANA GUUL AAN KUFARXAY, IN KASTOO NIN DHALIN YARO AH OO SOOMAALI AH UUISQARXIYAY, NAFTISIINA KUWAAYAY.WAXAANA ILAAH UGA BARYAYAA IN UU JANADA FARDOWSO ILLAAHAY GRRYO,IN TII UU KATAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN ILLAAHAY KASIIYO DHAMAANTEEN AAMIIN.
    (Posted by XIIMAAY, October 10, 2007, 7:15 PM)
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author