header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31




November 27, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By bilaajo1974 on Nov 27,2024

Dagaal xoogan oo ka qarxay magaalada Muqdisho iyo madaafiic waaweyn oo la maqlayo.


Dagaal xoogan oo madaafiicda waaweyn la isku adeegsanayo ayaa ka qarxay magaalada Muqdisho iyadoona iminka uu ka soconayo qeybo kamid ah magaalada oo laga maqlayo ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 27,2024

The U.S. secret war in the Horn of Africa


Guerrilla warfare has continued in Mogadishu, the Somali capital, since the fall in January of the Union of Islamic Courts (UIC), which controlled much of ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 27,2024

Baarlamaanka Midowga Yurub oo ku baaqay guddi gaar ah in loo saaro baaritaanada danbiyadii dagaal ee Muqdisho ka dhacay.


Qoraal laga soo saaray dhanka Golaha Baarlamanka Midowga Yurub ayaa lagu dalbaday in si deg deg ah lagu sameeyo guddi Caalami ah oo soo baara ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 27,2024

2-askari oo katirsan Ciidamada itoobiya oo lagu dilay inta u dhaxeysa Matabaan iyo Guriceel.


Illaa labo askari oo kamid ah Ciidmada Itoobiya ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa lagu dilay inta u dhaxeysa Matabaan iyo Guriceel kadib markii iska ... [full story]


By bilaajo1974 on Nov 27,2024

Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday fariisinka ciidamada Itoobiya ee deegaanka Janda Kundhishe


Dagaalkan oo laysku adeegsan hub aad u cul-culus ayaa socday qaddar daqiiqado ah, kaasoo aan ilaa iyo hadda la ogeyn khasaarihii ka dhashay dagaalkaasi. Iska ... [full story]



Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author