Home : Sports : Is reeb-reebka ciyaaraha qaarada Afrika iyo Asia ee
Is reeb-reebka ciyaaraha qaarada Afrika iyo Asia ee
Related news
No matching news for this article
Isreebreebka World Cup Ee Qaaradaha Africa iyo Asia......wajiga hore ee isreebreebka World Cup ee qaarada Africa ayaa sidoo kale lagu dhawaqay waxaan laga doonayaa iney ka soo qeyb galaan koobka aduunka 5-xul oo ay ku jirto South Afrika oo ah marti galiyaha koobka aduunka (five nations qualify for finals, plus South Africa as hosts):
Group 1
Cameroon Cape Verde Islands Tanzania Mauritius
Group 2
Guinea Zimbabwe Namibia Kenya Group 3 Angola Benin Uganda Niger Group 4
Nigeria South Africa Equatorial Guinea Sierra Leone Group 5
Ghana Libya Gabon Lesotho Group 6
Senegal Algeria Liberia Gambia
Group 7
Ivory Coast Mozambique Botswana Madagascar Group 8
Morocco Ethiopia Rwanda Mauritania
Group 9
Tunisia Burkina Faso Burundi Seychelles
Group 10
Mali Congo Sudan Chad
Group 11
Togo Zambia Eritrea Swaziland
Group 12
Egypt DR Congo Malawi Djibouti
Wajiga hore waxaa laga doonayaa iney ka soo baxaan 12-ka xul ee ugu sareeya oo ay wehliyaan 8-da xul ee ugu fiican ee kaalinta 2-aad ku soo baxa markaa kdib waxaa loo sameyn doonaa isku aad kale oo ay isku reebreebayaan kaasoo ka koobnaan doona 5-Group oo ay midkiiba ku jiraan 4-xul. Kuwaasoo lag doonayao iney ka soo baxaan 5-xul ee qaarada u mataleysa World Cup.
b>F.G: South Africa oo tartanka ka qeyb qaadaneysa hadana waxey ka dhigantahay iney u soo baxday koobkaan. Hadii ay si isreebreeb ah ugu soo baxdo South Africa tartarnkaan, dhibcaheeda ma xisabsan marka loo eego World Cup qualification.
sidoo kale isreebreebka World Cup waxaa loo sameeyay qaarada Asia halkaasoo laga sugayo iney ka soo baxan 4-tii xul ee ugu qeyb gali lahaa koobka aduunka halka mid ka mid ah uu aadi doono ciyaaraha isku celiska ah (four nations qualify for finals, one goes into an inter-confederation playoff):
b>Group 1
Australia China Iraq Qatar
Group 2 Japan Bahrain Oman Thailand
Group 3
South Korea North Korea Jordan Turkmenistan Group 4
Saudi Arabia Uzbekistan Lebanon Singapore
Group 5
Iran Kuwait United Arab Emirates Syria
Isreebreebkaan waxaa laga rabaa iney kla soo baxaan 5-ta xul ee ugu sareysa iyo 5-ta kale eek u soo xigta (Five group winners and five runners-up) kuwaaso markaa kadib loo sameyn doono isreebreeb kale oo ka kooban 2-group oo ay midkiiba ku jiraan 5-xul.
Markaa kadib waxaa la rabaa iney soo baxaan 2-da ee ugu sareysa iyo 2-da ku xigta iney si toos ah u aadaan koobka aduunka.
91 times read
|
Did you enjoy this article?
|
Comments (0 posted)
|
|